Deg Deg Daawo Video:Culimada Xamar Oo Xaalada Dhulbahante Ka Soo Saartay Afar Qodob.
Golaha Culimada Soomaaliyeed ee Muqdisho Fadhigoodu yahay ayaa Si kulul uga hadlay xaalada Coladeed Ee ka dhex Aloosan Beelaha Dhulbahante Gaar ahaan Beelaha Qayaad iyi Bahrarsame.
Halkan Ka Daawo Video
Culimada ayaa Bayaan ka Kooban Afar Qodob ka Soo saartay Dagaalka Ka Dhacay koonfurta Sool.
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.