600 XOG::-General Moorgan Xagee Ku Dambeeyey | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

XOG::-General Moorgan Xagee Ku Dambeeyey

Garoowe{Khaatumonews}-General Maxamed Siciid Xirsi (Moorgan) oo kamid ahaa saraakiishii ugu sarraysay ee ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed dowladdii kacaanka ayaa bartamihii sanadkaan 2018 ku dhawaaqay inuu u sharaxan yahay xilka madaxtinimada Puntland.

General Moorgan oo xaflad ballaaran ku qabsaday magaalada Boosaaso ayaa shaaciyey inuu u taagan yahay xilka madaxtinimada Puntland, waxaana intaasi kadib uu socdaal dhulka ah ku maray Boosaaso ilaa Galkacyooo siweyn loogu soo dhoweeyey.

Intaasi kadib Moorgan ayaa ka dhoofay magaalada Garoowe waxaana uu u kicitimay magaalooyinka Nairobi iyo Muqdisho isagoona aan ilaa hada wadin wax abaabul doorasho ah marka loo barbar dhigo musharixiinta kale ee xilka u tartamaysa.

Dad badan ayaa ilaa hadda iswaydiinaya in General Moorgan uu ka tanaasuley doorashada madaxtinimada Puntland, haseyeeshee ilo xogagaal ah oo Khaatumonews.com la hadlay ayaa xaqiijiyey inaysan waxba kajirin warkaasi uuna musharuxu geli doono halka codayntu ka dhacayso walow rajadiisu aysan badnayn ee uu kujiro xuluufaysi siyaasadeed.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...