600 Deg Deg Daawo Video:-Somaliland Oo Tidhi ‘Farmaajo Balan Ka Baxa Ayuu Yaqaana’ | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:-Somaliland Oo Tidhi ‘Farmaajo Balan Ka Baxa Ayuu Yaqaana’

Wasiirka arrimaha Dibada ugu Magacaaban  maamulka SNm ayaa waraysi uu bixiyay Isagoo ku Sugan Jabuuti waxaa uu ka hadlay arrimo ay kamid yihiin Sababta uu u Hirgali wayay wadaahadalkii dawlada soomaaliya iyo maamulkooda.

Halkan Ka  Daawo Video

Sacad cali shire waxaa uu sheegay in Walwalka ugu weyn ee Wadahadalkan uu yahay Xukumada Madaxweyne Farrmaajo oo Taqaana balan kabaxa islamarkaana markii kastee la balamo  ka baxaysa balanta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...
Deg Deg:Ciidanka Itoobiya Oo Buuhoodle Ku Xidhay 40 oday,
- Jan 18, 2021
Xaalada Magaalada Buuhoodle, ayaa saaka kacsan kadib isfahan waa ka dhashay dilal ka ...
Deg Deg Daawo; Xildhibaan Mahad Salaad Oo Eedayn U Jeediyey Farmaajo
- Jan 18, 2021
Xildhibaan Mhada Salaad Oo kamid Ah Xildhibanada Dawlada FedraalkaA Soomliya Ayaa Eedayn Kulul U ...
Daawo:Shir Buuhoodle Ku Dhexmaray Garaad Cabdirisaaq iyo Saraakiil Itoobiyan ah Iyo Hanjabaad Ay diren,
- Jan 17, 2021
Garaad Abdirisaaq oo Kulan Gaar ah la Qaatay Wafti ka socda Dawlada DeegaankaSoomaalida itoobiya ...
Deg Deg Daawo::Puntland Oo Soo Bandhigtay Ciidankii Dib u Qabsan Lahaa Sool,
- Jan 17, 2021
Xukumadda Madaxweyne Siciid Deni ayaa Labadi Sane ugu danbysay waday Qorshaha dhisme ciidan ...