War Deg Deg Ah:Dagaal Culus Oo Caawa Ka Qarxay Jiida Tukaraq
Wararka Hada Naga soo gaadhaya jiida Hore Tukaraq ayaa Ku waramaya In Weerar Culus Lagu Qaaday maleeshiyaadka Maamulka SNM ee Ku Sugan Jiidaasi.
Ciidamada Deegaanka SSCĀ Oo gacan Ka Helaaya Ciidanka Difaaca Puntland ayaa weerar Qorshaysan Ku Qaaday maleeshiyaadka SNM Ee Tukaraq.
Diryanka rasaasta Culus Ayaa hada Si toos ah Jiida Looga Maqlaya.
Sarkaal ka tirsan Ciidamada oo Hada Khaatumonews.com la hadlay waxaa u sheegay in dagaal Qarar Socdo.
Lama Sadaalin karo dagaalkan Halka uu Ku Danbayn Dooni in uu Ku eekaan Doono Caawa iyo in uu Subaxnimada Bari Halkiisa Ka Sii Qarxi Doono
Wixii Ka soo kordha wararkeena Danbe insha allaah
Khaatumonews.com
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.