600 War Deg Deg Ah Daawo sawiro:Hub iyo Gadiid Dagaal Oo Ka Soo Degay Dekeda Boosaaso Oo lagu Qabtay Magaalada Cadaado…. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Daawo sawiro:Hub iyo Gadiid Dagaal Oo Ka Soo Degay Dekeda Boosaaso Oo lagu Qabtay Magaalada Cadaado….

Wararka ka imaanaya magaalada Cadaado ayaa sheegaya in ciidamada amaanka magaaladaasi gacanta ku dhigeen lix gaari oo nuuca xamuulka qaada ah, kuwaa oo waday hub iyo gaadiid kala duwan.

Sida aan Wararka ku heleyno gaadiidka Cadaado lagu qabtay ayaa siday gaadiid nuuca aan xabadaha karin, gaadiid kale oo nuuca Cabdi Billaha loo yaqaan iyo rasaas badan, waxaana hubkan iyo gaadiidka laga soo dejiyay dekada Boosaaso.

Gaadiidka iyo hubka lagu qabtay magaalada Cadaado ayaa lagu soo waramayaa in ay kusii jeedeen magaalada Dhuuso Mareen ee xarunta Maamulka Galmudug, waxa ayna ku socdeen Madaxweyne Xaaf.

Xiisad ayaa ka dhalatay gaadiidkan lagu hayo Koontarool kuyaala magaalada Cadaado, waxa ayna xiisada u dhaxeysaa maleeshiyaad doonaya in gaadiidka hubka sida u gudbiyaan Dhuuso Mareeb iyo kuwa kasoo horjeeda.

Xaalad kacsanaan ah ayaa ka jirta magaalada Cadaado, waxaana halka lagu hayo gaadiidka iyo hubka ku socday magaalada Dhuusao Mareeb gaaray masuuliyiin kuwaa oo ku kala argti duwan sida laga yeelayo hubka iyo gaadiidka ku socday Madaxweyne Xaaf.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...
DAAWO:SNM Oo Shaacisay siday ugu fashilantay Diiwangali Ka dhacda Buuhoodle iyo Lix Magaalo oo Hoostaga,
- Jan 18, 2021
Maamul Beeleedka SNM, ayaa shaaciyay sida ay ugu fashilmen Diiwaangalin maamulkaasi ka fuliyo ...
Deg Deg; Daawo Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas
- Jan 18, 2021
Dalka Masar Laga Furay Xarun Dadka Ay U Masajaynayaan Masas https://www.youtube.com/watch?v=aJ5-o9ptfBA
Deg Deg Daawo; Booliska Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay
- Jan 18, 2021
Booliska wadanka Keyna Oo Gacanta Ku Dhigay Nin Alshabab Lacag Ka Dhacay https://www.youtube.com/watch?v=dttG-WKO_c4
Deg Deg:Farmaajo Si Rasmi Ah Gedo ugu Wareejinaya Axmed Madoobe,
- Jan 18, 2021
Dawlada Fadaraalka ah ee soomaaliya, ayaa wada qorshe ay Gobolka Gedo ugu wareejinayso Maamulka ...