Deg Deg Daawo:-Beesha Warsangali Oo Ka Heshiisay Suldaankii la Dilay iyo Qodobo Ka Soo Baxay.
Suldaan xasan Cali Jibriil Oo Dhawaan Lagu Dilay Magaalada Badhan ayaa in mudo ah waxaa ka socotay Degmada Badhan Xalinta Dilkaasi.
Isimada iyo Cuqaasha Harti oo si Buuxda Ugalay Xalinta Dilkan Waxaa ay Maanta Ku Gulaysten Soo Afjarida Hawshan
Beesha Aadan Siciid ee uu ka dhashay Alle ha u naxariistee Suldaan Xasan Cali Jibriil ayaa gabi ahaanba cafis u fidisay shaakhsigii diley Suldaanka Qasaas, Mag iyo Cafis guudba
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.