600 War Deg Deg Ah:-Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:-Qarax Xoogan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Waxaa goordhaw qarax loo maleenayo in uu yahay mid gaari lagu soo xiray uu ka dhax dhacay goob gaadiidka lagu sameeyo oo ku yaala agagaarka Isgooska Sayidka ee magaalada Muqdisho.

 

Goobjooge ayaa noo sheegay in qaraxa uu ka dhacay gudaha Daacad Car Care oo ku dhaw isgooska Sayidka, waxaana qaraxa kadib la arkayaa goobta oo gubaneysa uuna ka baxayo qaac badan.

 

Lama oga wali khasaaraha ka dhashay qaraxan oo la sheegay in uu ka dhashay gaari garaashka yaalay, waxaana goobta uu qaraxu ka dhacay gaaray ciidamo katirsan booliiska Soomaaliya oo baaritaano wada.

 

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Dil Ka Dhacay Buuhoodle iyo xaalada Oo Kacsan
- Jan 13, 2021
Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Dil salka ku haya dil dhawaan Ka ...
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...