600 War Deg Deg Ah:-Diyaarad Laga Soo Riday Dawlada Sucuudiga , | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah:-Diyaarad Laga Soo Riday Dawlada Sucuudiga ,

Dagaal yahanada mucaaradka yemen ayaa soo riday diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn oo dulĀ  heehaabeysay,degaanada koonfur galbeed dalka Sucuudiga oo u dhow xadka gobolka Jizan uu la wadaago Yemen.

 

Sarkaal aan magaciisa sheegin oo la hadlay Tv-ga al-Masirah,ayaa sheegay in guutada cirka ay dhulka soo dhigeen diyarad nuuceeda lagu sheegay Drone-oo dul socatay degaanka Xariqah ee degmada Wadi Jarrah.

 

Degaankan ku yaal xadka sacuudiga iyo yemen ee diyaarada lagu soo riday,ayaa 969 kiilo mitir dhanka koonfur u jiraa magaalada caasimada ah ee Riyaad. Kooxda xuutiyiinta ee dagaalka kula Jira xulufada sacuudiga ayaa marar badan soo bandhigtay diyaarado ay ka soo riday xukuumada Riyaad,oo basaas loo adeegsanayay kuwaas oo degaanada Yemen ka samaynayey howl gal

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Duleedka Buuhoodle Oo Lagu Dilay Nin Isaaq Ah,
- Jan 20, 2021
Waxaa Duleedka Magaalada Buuhoodle, Gaar ahaan Aaga Tuulada Dandan lagu dilay Nin Deegaan ...
Deg Deg Daawo:puntland Oo lacag Xoogan Duldhigtay Afhayeenka Al-shabaab,
- Jan 20, 2021
Guddoomiyaha gobolka Mudug ee dowlad goboleedka Puntland, Mudane Cabdiladiif Muuse Nuur (Sanyare) ayaa u ...
Ded-deg Daawo Video:- Wiil reer SSC ah oo ku dhiban Magafaha Liibiya
- Jan 20, 2021
Fadlan Caawi dhibane Axmed maxamed Cumar oo ka soo jeeda SSC oo ku dhibaateysam ...
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...