600 Deg Deg Daawo Video:-Reer Widh-Widh Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Koonfurta Sool, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:-Reer Widh-Widh Oo Si Adag Uga Hadlay Dagaalka Koonfurta Sool,

Widhwidh(Khaatumonews)Dhalinta iyo Aqoonyahan Degmada wdhwidh ee Gobolka Cayn oo maanta kula Hadlay Warbaahinta deegaanka widhwidh ayaa Ka hadlay Colaada Beelaha Cabdi Garaad Qayaad iyo Maxamed Garaad Bahrarsame Ee Koonfurta Sool.

Halkan Ka Daawo Video

Dhalintan ayaa Ugu horeen Baaq u Jeediyay Labada Ardaa in ay Joojiyan Colaada Maata Dooxa ah iyo Foolxumadu Ku Dugan tahay.

 

Sidoo kale Waxaa ay Dhalintu Baaq u Diren Hay’addaha Caalamiga ah iyo Bulshada SSC in ay Gargaar Dag dag ah La Gaaran Dadka Ku Barakacay Dagaalkan,

 

Ugu Danbayn Aqoonyahanka Widhwidh Waxaa ay Isimada SSC ugu baaqen In ay Arrinkan u galan Si Dhab ah oo gogosha dhigtan barta colaadu ka Holcayso,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...
Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Cadaan ah Oo Somaliland Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood,
- Jan 18, 2021
Maamulka Somaliland, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha ...