600 DAAWO:-Warkii Ugu dambeeyay Caare Saldhigyo kaqabsaday Somaliland Iyo Maamulada Dhowan Laweeriga doona dalka oo dhan | khaatumo news online
dahabshiil

DAAWO:-Warkii Ugu dambeeyay Caare Saldhigyo kaqabsaday Somaliland Iyo Maamulada Dhowan Laweeriga doona dalka oo dhan

DAAWO:-Warkii Ugu dambeeyay Caare Saldhigyo kaqabsaday Somaliland Iyo Maamulada Dhowan Laweeriga doona dalka oo dhan

HALKAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 12)

  1. Hasdan says:

    Majeerteeniya marka ay diiday Xamar iyo Soomaaliya laga daaro maxay rabtaa in ay markaa noqoto!, Taliye Xaaraa yaaban.

  2. Hassan says:

    Majeerteeniya marka ay diiday Xamar iyo Soomaaliya laga daaro maxay rabtaa in ay markaa noqoto!, Taliye Xaaraa yaaban.

    • MrSomali says:

      Somalidiid iyo xaar maxaa kala haysta .. adeer iimaanso burco iyo hargeysa .. SOMALI WAA MIDE .. SNM jabhadii ku dhex dagaalantay shacab hargeysa iyo burco .. hadnaa leh waa nala xasuuqay .. mida kale …. iska ilow gaalkii iidor u ooyey KOOFIL , ISKA ILOW ANDERCOOPER iyo Gunter kkk bal faqash bay ku walatay somalidiidkiyo kkk kk kkkk ardaydii faqashta baaba u talisay sida RIYAALE NNS , WARANCADE NNS , GABOOSE DHAKHTARKII SIY AD BARE .. CIRO SAFIIR SOMALI , KKKK KK INA KOORE Xoogii dalka somaliya ee SOMALIDIID SNM DHirbaaxay hadana ah Wasiri somaliland kkkk kk bal adba kkk

  3. MrSomali says:

    waxa been laga sheegay Daraawish iyo khaatumo .. waayo wali lama arag Khaatumo la dagaalanta somalidiidka .. Caare geesi dheh .. waqti yar buu dhaqdhaaq ku sameeyey .. laakiin reerkii darwiish dhulbahante dhexdooda in ay is dilaan 50 iyo boqolaal dhaawac ah miyaa Khaatumo darwiish ah .. galaydh .. kursi doon , xagla toosiye , xaabsade yaab .. ADEER WAX LA YIDHAA KHAATUMO AMA DARWIISH MA JIRO .. EE BAL DHULBAHANTOW IDINKU KALA BADBAADA WALEE ..

  4. MrSomali says:

    Somalidiid iyo xaar maxaa kala haysta .. adeer iimaanso burco iyo hargeysa .. SOMALI WAA MIDE .. SNM jabhadii ku dhex dagaalantay shacab hargeysa iyo burco .. hadnaa leh waa nala xasuuqay .. mida kale …. iska ilow gaalkii iidor u ooyey KOOFIL , ISKA ILOW ANDERCOOPER iyo Gunter kkk bal faqash bay ku walatay somalidiidkiyo kkk kk kkkk ardaydii faqashta baaba u talisay sida RIYAALE NNS , WARANCADE NNS , GABOOSE DHAKHTARKII SIY AD BARE .. CIRO SAFIIR SOMALI , KKKK KK INA KOORE Xoogii dalka somaliya ee SOMALIDIID SNM DHirbaaxay hadana ah Wasiri somaliland kkkk kk bal adba kkk
    https://www.youtube.com/watch?v=mlTfOpUoNnU&t=6s

  5. Hassan says:

    Adigu riyadaa iyo iskaga jir daawashada filimadii iyo hereabouts aanu atoorayaashoodii soo cunay qarnigii hore isuna xasuuqa Ba-Hararsame iyo Ba-Hararxuume Berbarina waxay noqonaysaa Dakadda Afrika oo dhan, Farmaajaa yaabay.

  6. Hassan says:

    Filimadii iyo heesihii….

  7. Lafaruugaawi says:

    MrYixir or MrSomalo
    Futadaada awr rarani marayo ka hadal Somaliland Republic laguuma dirane oo Adigu isa soo xoree dhaandhaan yahaw maskaxda laga gumaystaa .
    Somaliland siday u heshiiso way yaqaaniine xaar maajoyo iyo Buqleen maganso
    @allaw u siyaadi somali.

  8. Lafaruugaawi says:

    @ Allaw u siyaadi somaliland

    • WARAN says:

      DHALFARUUGAAWI
      FAYSAL ALI WARAABAA KAA YAABAY
      ADIGII BAA FUTADAADII U TAAG WAAYEY EE MAXAA KAA GALAY SIYAASAD INA ALI WARAABE WUXUU KU YIDHI FUTADAADII MEEL KU SHEEG IIDOORLAND ANIGIIBAA KASII SOCDEE

  9. M K Xaaji says:

    Mr Somali magacaaga iyo waxad ku hadlaysaa is ma laha ….. ma ogtihiin dhamaantii in wax kasta oo aad halkan kaga hadashid ilaahay kuu xisaabinayo… lov you all … ha ku mashquulin Somaliland waa mid ka mid ah dowladaheena somaliyeed




script>
Deg Deg:Dagaal Ka Dhacay Gaalkacayo Dhimasho iyo Dhaawac
- Nov 12, 2019
Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug, ayaa in halkaasi uu ka dhacay weeraray sababay ...
Daawo:Madaxweynaha Kenya Oo Bahdilay Farmaajo Una Diray Wasiiro,
- Nov 11, 2019
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Nairobi ...
Deg Deg Daawo:Ciidanka Jabhada Awdal Oo Fariin Kulul Udiray Muuse Biixi,
- Nov 11, 2019
Waxaa Duleedka Magaalada Boorama Ku Soo Bandhigay Cududa Ay leeyihiin Jabhada Ka dilaacday Gobolka ...
Deg Deg Daawo:Sheekh Shariif Oo Dhaar Ku Maray Inuu Xamar ka Saraayo Farmaajo,
- Nov 10, 2019
Shariif Sheikh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo Muqdisho warbaahinta kula hadlay xilli uu ...
Daawo:Widh Widh Oo Siweyn Xuska Dhalashada Nebi Mohamed N.N,K,H Looga Dhigay
- Nov 10, 2019
Waxaa Magaalada Widhwidh Ee Gobolka Cayn ka dhacday Munaasibad Balaadhan oo Loogu Dabaaldagaayo Xuska ...