600 Deg Deg Daawo Video:Taliyaha Ciidanka Puntland Ka Hadlay Sirta Dagaalka Koonfurta Sool. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Taliyaha Ciidanka Puntland Ka Hadlay Sirta Dagaalka Koonfurta Sool.

Taliyaha Ciidanka Puntland Kornyal Cumar Faraweyne oo Warbaahinta Kula Hadlay Garoowe Ayaa Baaq Nabadeed u Diray beelaha Cabdi garaad Qayaad iyo Maxamed Garaad Bahrarsame.

Halkan Ka Daawo Video

Kornayl Cumar Ayaa sheegay in dagaalkan Qarxay Shalay ilaa Maanta Socda uu yahay fariintii Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Jeegaanta Maxamed Kaahin oo ay fuliyen dad wax Magarato ah fariintaasi oo ahayd In dadka Dhulbahante La isku gubo Si loo Sii haysto deegaanka.

 

Taliyaha ayaa sheegay Sidoo kale in dagaalkan Hada socda rasaasta La isku ridaayo laga Rararay taliska Goojacade 18 Bishan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Gunimada Hadhaysay Reeraha Dhulbahante Ee Safafka ugu jira Diiwaangalinta isaaq iyo Sida caqliga Looga Dilay
- Jan 12, 2021
Maamul Beeleedka SNM Deegaano kamid ah Gobolada SSc oo u badan Tuulooyin waxaa ...
Muuse Biixi iyo Faroole Ka Wadahadlay Nabad Galyada Diiwaangalinta Sool iyo Sanaag
- Jan 12, 2021
Maamul beeleedka SNM ayaa Kawada Diiwaangalinta Doorashada Golaha Wakiilada iyo Deegaanka Maamulkaas Qeybo ...
War Culus Oo Ka Soo Kordhay Caaqilkii Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 12, 2021
Iyadoo Magaalada BuuhoodleXarunta Gobolka Cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Magaalada, ayaa arrinkaasi ...
Deg Deg:Caaqil Lagu Dilay Gudaha BUUHOODLE,
- Jan 11, 2021
Waxaa Goordhaweyd Magaalada Buuhoodle Xarunta Gobolka cayn lagu dilay mid kamid ah Cuqaasha Buuhoodle, Caaqilka ...
Deg Deg::Alshabaab Oo soo Saartay Amar ka Dhan ah Madaxda Puntland
- Jan 11, 2021
Af-hayeenka ururka Al-shabaab Cali Maxamuud Raage, oo loo yaqaan Cali Dheere, ayaa cod laga ...