600 War Deg Deg Ah Dhagayso:Cabdikariim Guuleed Oo yidhi ”Gaalkacayo Nabad Ma Noqonaso Inta Laba Maamul ka jiran’ | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah Dhagayso:Cabdikariim Guuleed Oo yidhi ”Gaalkacayo Nabad Ma Noqonaso Inta Laba Maamul ka jiran’

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug,Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa dhaliilay hannaanka loo maray nabadda iyo xasiloonida ka aslaaxday magaalada Gaalkacyo.

Halkan Ka Dhagayso

Guuleed oo xalay wareysi bixiyay ayaa si kulul uga jawaabay hadal uu shalay madaxweynaha Puntland ka sheegay shirka Garoowe ka socda,kaasoo ahaa in madaxweyne Xaaf uu ka shaqeeyay nabadda iyo xasiloonida ka jirta magaalada Gaalkacyo.

 

Guuleed ayaa sheegay in nabadda Gaalkacyo ka dhalatay ay ka dhigantahay in shacabka Galmudug ay maqan u noqdaan dhinaca Puntland,taasina aan marnaba la qaadan karin,sida uu hadalka u dhigay.

 

Sidoo kale madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayuu ku ku dhaliilay habka uu nabadda kula qaatay Puntland ee ah in laba maamul ka wada-taliyaan Gaalkacyo.

 

Wuxuu intaasi raaciyay in haddii la doonayo nabad iyo xasilooni Gaalkacyo loo daayo hal maamul oo ka wada-taliya,balse inta labada maamulba joogan aan nabad lagu fadhiyi doonin.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Muqdisho Laga Dajiyay Dhaawac Aad U Badan oo laga Qaaday Baladxaawo
- Jan 26, 2021
Magaalada Muqdisho waxa xalay la gaarsiiyay dhaawacyadii ku soo dhaawacmay dagaalkii degmada Beled-xaawo ku ...
Kenya Oo Soo Saartay Qoraal u muuqda ku Digasho Dagaalka Somalida ku dhexmaraya Baladxaawo
- Jan 25, 2021
Dowladda Kenya ayaa war rasmi ah oo kasoo saartay dagaalladii xalay illaa saaka ka ...
Deg Deg Daawo:Dawlada Somalia Soo Qabatay Maxabiis badan ay Ku sheegtay Ciidanka Jubaland
- Jan 25, 2021

Deg Deg Daawo:Ciidanka Jubaland Oo Gudaha Baladxaawo Isaga Duubay Muqaal.
- Jan 25, 2021
Ciidanka Jubaland ee Gudaha u galay magaalada Baladxaawo ayaa muqaal iskaga duubay Gudaha ...
Deg Deg:Dagaal Culus Oo Ka socda Balad-xaawo iyo Saraakiil lagu Dilay,
- Jan 25, 2021
Dagaal culus ayaa xalay ilaa saaka ka dhacay degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo, ...