dahabshiil

War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Muqdisho,

Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay guri ku yaalla xaafada Buulo-mugdi oo ka tirsan degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho kaasoo geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

 

Sida dadka deriska ah ay sheegayaan qaraxan ayaa yimid ka dib markii nin ka mid ahaa qoyska gurigaas degan uu garaacay waxyaabo qarxa oo duugoobay, si uu ugala baxo Maar.

 

Goob joogayaal ku sugan degaanka ayaa ku waramay in qaraxaas uu ku dhintay ninkii garaacayey walaxda la qaraxday, waxaana ku dhaawacmay labo qof oo ka tirsanaa qoyska degenaa gurigaas.

 

Qaraxa ka dib waxaa goobtaas isugu soo baxay dadka fara badan oo ka tirsan degaanka, sidoo kale waxaa halkaas gaaray masuuliyiin iyo saraakiil ka tirsan Maamulka degmada dayniile oo u kuur galayey dhibaatada halkaas ka dhacday.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




script>
War Deg Deg Ah:Booliska Johannesburg Oo Xidhay Xafiis Somaliland Furatay,
- Nov 18, 2018
Booliska magaalada Johannesburg ayaa goor dhoweyd albaabada u laabay xafiis bilaa sharci ah oo ...
Deg Deg Daawo:-Soodhaweynta Garaad Mukhtaar Oo Laga Dareemaayo Jigjiga,
- Nov 18, 2018
Jigjiga{Khaatumonews}Garaad Mukhtaar Garaad Cali Buraale oo soo dhawayentiisa Laga Dareemayo Magaalada Jig jiga ee ...
War Deg Deg Ah:-Muuse Biixi Oo Sool iyo sanaag Ku Soo Wajahan iyo Dagaalkii ugu Cusla Oo Loo Diyaarshay,
- Nov 18, 2018
Laascaanood{haatumonews}Madaxweynaha Maamulka  Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa saaka safarkiisi u horreeyay tan iyo markii ...
War Deg Deg Ah:Kenya Oo War Culus Ka Soo Saartay Dhismaha Darbiga xuduudda Soomaaliya
- Nov 18, 2018
Nairobo{Khaatumonews}Guddiga Difaaca baarlamaanka ee dalka Kenya ayaa sheegay in dhismaha darbiga xuduuda ay la ...
Deg Deg Daawo Video:Horgaladii Dhulbahante iyo Maleeshiyaadkii Isaaq Oo Ku Jees Jeesay Boqorka Beelaha Daarood Oo Laascaanood Yimid.
- Nov 17, 2018
Laascaanood{Khaatumonews}Sida Aanu Wararkii Hore Khaatumonews.com idiin ku soo Gudbinay waxaa Maanta laascaanood Soo gaadhay ...