600 War Deg Deg Daawo Video::Axmed Madoobe Jubaland Ka Masaa Furiyay Sarkaal Muqdsho Ka yimid, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Daawo Video::Axmed Madoobe Jubaland Ka Masaa Furiyay Sarkaal Muqdsho Ka yimid,

Madaxweynaha Jubaland  Axmed Madoobe  ayaa Ciidamada amaanka Jubaland Ku amray in Garoonka Diyaaradaha Dhooblay  Dib Looga caliyay Taliyihii Hore Nabad Sugida Jubaland  Oo Muqdisho Ka yimid,

Halkan Ka Daawo Video

Sarkaalkan Oo Warbaahinta Kula Hadlay Muqdisho markii laga Soo Masaa Furiyay Dhooblay  ayaa Si Calaacal ah Ula hadlay Warbaahinta,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:Go’aamo culus Oo Ka Soo Baxay Shir Buuhoodle Ka dhacay,
- Jan 19, 2021
Shir Nabadeed Caawa ka dhacay Buuhoodle oo Heshiis Hordhac ah Laga gaadhay senterka Qabalaha shaxda ...
Deg Deg:Taliyihii Isaaq Ee Fara Xumeeyay Maxaabiista Jeelka laascaanood Oo Baxsaday iyo Dhaawac Soo Gaadhay
- Jan 19, 2021
Waxaa Goordhaweyd baxsaday oo si dhuumasho ah uga cararay magaalada Laascaanood, Taliyihii Xabsiga dhexe ...
Deg Deg; Daawo Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey Famaajo
- Jan 19, 2021
Wasiirkii Hore Ee Waxbarashada Dawlada Fedraaalka Soomliya Goodax Barre Oo Eedayn U Jeediyey ...
Deg Deg:Weerar Ka Dhacay Kismaayo
- Jan 19, 2021
Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar xalay ka ...
Ogaysiis Ku Socda Akhristayaasha Khaatumonews.com
- Jan 19, 2021
Shabakada Caalamiga Ah Khaatumonews.com waxay dib u furtay mudo bilo ah kadib qeybaha Fariimaha ...