dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Isim Dhulbahante Ah Oo Shaanbadiisa La Dhacay,

Caaqil Axmed Hoolif Oo Kamid ah Isimada Dhulbahante oo warbaahinta Kula Hadlay Laaascaanood ayaa sheegay in La Dhacay oo laga Xaday Saxeexiisa ama Shanbadiisa,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. CILMI NAALEEYE AHMED says:

    TOLLAAY GOORMAY TOLKAY DHUL MA HANTE WAY SIXRAN YIHIINE TASHAN DOONAAN OO ODAY ASAASAQAY QABIILNA KU WAASHAY KA XOROOBAYAAN.!!.
    MADHEERTENIA CAQLIGA KA ADDOOSATEYNA OO GAROOWE KU DIFAACANAYSA MARNA GUNBURKA CAGAARE KU XASUUQAYSA UGA XOROOBI LAHAAYEEN OO SOMALILAND REPUBLIC CADKOODA UGA GOOSAN KARI LA’ YIHIIN?!.
    DHULOOS GEELOOS DHUL MA HANTOOWE IS XASUUQA JOOJIYA OO QAYRKIIN WAX LA QAYBSADA.
    .

    # dadkaaga dhinaca ka raac

  2. MrSomali says:

    iidorka somalidiidka oo ardaydii FAQASHTU U SOO TALISAY SIDA NNS RIYAALE .. NSS WARANCADE IYO GABOOSE DHAKHTARKII SIYAAD BARE .. OGAADA IN Midnimada somali ay somali oo dhami rabto marka laga reebo burco iyo HARGEYSA .. BAL NALA DAAWO GOBTA AWDAL OO SOMALIDIIDKA JAAHILKA ASKARI MUUSE BUUXI RUNTA UU SHEEGTAY VIVA SOMALI UNITY ..MIDNIMO https://www.youtube.com/watch?v=biyJ7s0laYY&t=230s

  3. Mo abdi says:

    KAN SITA MAGAC CILMI NAALEEYE
    Midgihii ilkayar oo ka xishoonaya in ay magacooda sheegtaan .ilka yareey ma harti is nacsii baad is leedahay yaa midgaan .ku kalsoonoow alle waxa uu kaa dhigay

  4. farhia says:

    Shalay idoor baad ahayd oo waadiga halka iga soo caayey ma hadad dhulbahante iska dhig dhigeysa teeda kale cilmi naalaye idoor dhuunta u galay oo magaciisaad ilaabi la dahay waadiga kuso qortaye dhulbahante maantu ugu fiican yahay TAAS OGOOW SOMALINDNA WAA burburtey ciil ba ka hadlinaya

  5. CILMI NAALEEYE AHMED says:

    NAAYAAHE FARHIA FANAKO DEE IDDOOR ISKU DAL IYO DAN BAYNU NAHAYE CAYDA JOOJI ANNA GURYAHAYGII LAASCAANOOD BAAN ISKA DHISANAYAA WAAYO SOMALILAND REPUBLIC WAY SOCOTAY .
    BAAYO FADHI KU DIRIRKII IYO MUNAAFAQNIMADII WAAN KA TOOBBAD KEENAY OO INAAN DALKAYGA SOMALILAND WAX LA QAYBSADO AYAAN DOOR BIDAY EE ADNA DEE FARIID IIDDOORA AYAAN KUU GUURINAYAA OO XIIS IYO MAYDH DEGGAN EE KA WARAN HADDAAD LA KHALAAWEYSO.

  6. Drwsh says:

    afk iidoorka waxaad ku garanaysa waxaay ku washeen oo cidkasta oo ay iska dhigaan looga garanayaa Somaliland Republic Somaliland socotay waa hadalada qofkasta oo beesha isaaq kamid ah aan laga waayey




script>
War Deg Deg Ah:Wasiir Iska Casilay Xukumada Farmaajo Xiisada Baydhabo Aawadeed,
- Dec 16, 2018
Muqdisho{Khaatumonews}Wasiirkii hawlaha guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Somaliya C.fataax Ibrahim Geesey, ayaa maanta ...
Deg Deg Daawo Video:Odayaal Muqdisho ka Hadlay”Xoog Ayaa La isku Sheeganaya.
- Dec 16, 2018
Qaar Kamdi ah Odayaasha Magaalada Muqdisho ayaa Maanta La hadlay Warbaahinta iyaganooa si cadho ...
DAAWO VIDEO:Reer Burco Oo Ku Dhagan Magac Uu La Baxay Badhasaabka Burco,
- Dec 16, 2018
Shacabka Magaalada Burco ayaa Ka hor yimid Magac Uu Isku Bixiyay Badhasaabka Magaalada Burco ...
Deg Deg Daawo Video:-Haweenka Daarood Oo War Culus Muqdisho kaga Dhawaaqay,
- Dec 16, 2018
Haweyn Weynaha Beesha Daarood Oo Ay Garab Socdaan haweenka soomaaliyeed ee Caasimada Muqdisho ayaa ...
Deg Deg::-Dawlada Oo Rooboow Ka Saxiixatay Hal Qodob Oo Saameyn Leh
- Dec 16, 2018
Muqdisho{Khaatumonews}Dawlada Soomaaliya ayaa waxay ugu dambeyn guul ka gaartay inay af qabasho ku sameyso ...