dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Jabhada SNM War kale Ku Dhawaaqday+Tukaraq,

{Hargaysa Khaatumonews)Iyadoo oo Ciidamada Maamulka SNM iyo Puntland dhexmaray dagaal Qorshaysan oo gaystay Khasaare kala duwan, ayaa Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Jabhada SN sheegay in uu Bur buray wada hadalkii nabadda ee Tukarraq.

Halkan ka Daawo Video

Xildhibaan Axmed Maxamed ( Nac-nac) ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedeymo kaga yimid dhanka Puntland oo la xiriirta in dagaalka ay ciidankoodu ku horreeyeen.

 

Wuxuu sheegay in dagaalka uu yimid markii weerar gaadmo ah ay kusoo qaadeen ciidamada Puntland ee ku sugan aagga hore ee jiidaha dagaalka.

 

Xildhibaanka ayaa sheegay in ay meesha ka baxeen dedaalladii nabadda oo beesha caalamka ay ka dhex waddey Labada dhinac ee Puntland iyo SNM, Wuxuuna sheegay in Ciidanka Maamulka SNM Hadii ay Ruqaansadaan ay Garoowe dul tegi doonaan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. Gaaj macow says:

    Kan xoolaha ah baa ugu daran aaway reerkad ka dhalatey sowtan la gubayo aduunka waxa u daran doqon tiisa aan war u hayn xayawan la dirsado tuuladu u dhashay waa lama dagaan dhibane aan qiran karin dhibtiisa kkkkkkkk

  2. Lafaruugaawi says:

    Mujaahidku
    Run buu sheegay waa in halamash naagood biddoodka tabar daridooda la tusaa afar wiilo mooryaana oo Habargidiri ba Gaalkacayo ayay ku gumaystaane

  3. Dablariday says:

    Dagaal waa lama huraan …. waana dagaalkii ugu dambeeyay civil war kii Somalia ka bilowday 1990s kii …. Waana khasab in dagaalkani dhaco intaan Somali isu iman ama heshiin xal kale ma jiro

  4. Daacad says:

    Ninkaasu wuxuu mudo baryayey in nabad lagu wada noolaado.
    Hadaan weyku qasabtey inuu xoog isticmaalo.
    Dhabayacana wey idinka carari marka rag isgalo .
    Waxaad yeeli markaa?




script>
Daawo::MUdaraad Badhan Ka dhacay LaguS odohaweyy Ciidankii kaosoBaxay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Shacabka Magaalada Badhan Ee Gobolak Sanaag ayaa Dhigay Isku Soo Bax Balaadh oo ay ...
Deg Deg:Ciidanka Jubaland Oo Amar Lagu Siiyay Inay Soo Afjaran Xidig iyo Seerar,
- Aug 23, 2019
Saraakiisha ciidanka Jubaland iyo Masuuliyiinta ugu sareeya Xukumada Jubaland ayaa 24 Saac ee ugu ...
Deg Deg:Ciidaamo Xoogan Oo Ka Soo Goostay Maamulka Somaliland,
- Aug 23, 2019
Dowladda Puntland ayaa jimcaha saaka ah ku dhawaaqday in taliyihii ciidanka Somaliland ee aagga ...
Deg Deg:James Swan Oo Ka Hadlay Arrin uu Muuse Biixi Ku Qanciyay,
- Aug 23, 2019
Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa ...
Deg Deg::Farmaajo Oo Magacaabay Duqa Caasimada Muqdisho,
- Aug 22, 2019
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Duqa Muqdisho u ...