dahabshiil

War Deg Deg Ah:Amaanka Burco Faraha Ka Baxay

Ammaanka magaalada burco oo halis ku jira iyo hotel qori caaradii lagu ilaaliyo + rabashado cusub oo ka curtay magaalada Gudaheeda.

Sanadihii u danbeeyey magalada burco waxay ahayd mid ka soo kabatay isku dhacyada iyo rabashadihii ka dhici jiray hotelada laga sameeyo xafladaha kala duwan, tan iyo intii go’aanka laga gaadhay in la joojiyo aroosyada tumashada ah iyo xafaladaha gaarka ah waxa meesha ka baxday in ay dhacaan iska hor imaadyada dhalinyarada ku nool magaalada burco.

Hadaba mudooyinkii u danbeeyey waxa soo baxay hotelo ku yaala koonayaasha magaalada kuwaas oo ay habeen kasta ka dhacaan fusuq iyo rabshado ay sabab u tahay heesaha iyo tumashada xaaraanta ah.

 

Arrintan ayaa keentay in gudaha magaalada burco habeeno badan laga maqlo dhawaaqa rasaasta nool oo lagu kala dareerinayo dhalinyaro ay kulmisay musiga laga shido Hotelka Kaah Ee dhawaan laga furay koonaha dhinaca waqooyi ee magaalada burco.

 

Waxa doorkii ay lahaayeen gabay culimada iyo maamulka gobolka oo indhaha ka qarsaday dhacdooyinka foosha xun ee soo noqnoqonaya oo burco ka dhigi kara mid dib ugu noqota Qoqobkii dhalinyarada ee dhiigu ku daadan jiray 10 sano ka hor.

 

Arrimahan ayaa waxa hore loogu samayn jiray qaar ka mid ah hotelada magalada burco balse markii ay ogaadeen inay dhib mooyaane aanay dheef lahayn waxay go’aansadeen in guud ahaanba ay ka tagaan falkaasi xun ee alle ka cadhaysiinaya.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Ceerigaabo man says:

    Klkklkkkk. Kastumo niikad joojiya. Kkkkkkk

  2. saleban says:

    waxab kama jiraaan zxbo




script>
Daawo Video:Gabay lagu Garaacay Muuse Biixi “Geestan U jeestaba Geesigii Farmaaja Iga Sii Hor Galaaye’
- Oct 20, 2018
Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa Abwaan Reer Burco Ah Oo Gabayga HANDARAAB Kabaha ...
Deg Deg Daawo Sawiro:Diyaar Garow Xoogan Oo Ka Socda Garoowe …
- Oct 20, 2018
Amaanka Magaalada Garoowe ayaa si aad loo adkeeyay iyadoo la filayo in Saacadaha soo ...
Deg Deg:::Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Oo Shaaca Ka Qaaday Mushahaarka Uqaado Bishii,
- Oct 20, 2018
Ra’isiul wasaaraha Daka Itoobiya Abiye Ahmed ayaa shaaca ka qaaday inuu 7 maalin joogo ...
Daawo Video:Fashilka Muuse Biixi Dhex Xamaranaayo iyo Warbixin lagu Karbaashay,
- Oct 20, 2018
Mudo Haatan Ku Dhow sanad waxaa haya xilka Madaxweyne nimo ee maamulka SNm muuse ...
War Deg Deg Ah:Qarax Ka Dhacay Muqdisho,
- Oct 20, 2018
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay guri ku yaalla xaafada Buulo-mugdi oo ka tirsan ...