600 War Deg Deg Ah::Turkiga Oo Maanta Muqdisho Xadhiga ka Jaraaya Saldhigii Ugu Weynaa Afrika uu ku yeesho. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

War Deg Deg Ah::Turkiga Oo Maanta Muqdisho Xadhiga ka Jaraaya Saldhigii Ugu Weynaa Afrika uu ku yeesho.

Maxamed Cabdullaahi Farmajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaaliya ayaa la filayaa in Maanta oo sabti ah uu booqdo Saldhiga Weyn ee Turkigu uu ku leeyahay Magalada Muqdisho.

Saldhigaas ayaa waxaa lagu tababaraa Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya,iyada oo horay Ciidamo loogu tababaray kuwo kalena ay haatan tababar ku qaadanayaan.

Madaxweyne farmaajo ayaa waxa uu guud ahan kormeeri doona Xarumaha ku yaalla Gudaha saldhiga sidoo kale,waxaa la filayaa in Madaxweyne Farmaajo uu tababar u furo dhalinyaro ku biireysa ciidamada xoogga dalka Soomaaliya.

Waxaa aad loo adkeeyey Amniga Wadada aada Saldhiga Turkiga ee Magalada muqdisho ee marta dhinaca deegaanka Jasiira,iyada oo Saldhiga laga dareemayo diyaar garowga soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo.

Turkiga ayaa dowladda Soomaaliya waxa uu ka caawiyaa dhinacyo badan,waxana uu Gacanta ku hayaa Garoonka iyo dekada Weyn ee Magalada Muqdisho,waxaana sidoo kale uu Muqdisho ka furtay Saldhiga ugu Wweyn ee uu ku leeyahay Qaarada Afrika.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
DAAWO:-Horgal Qambi Oo Ka Hadlay Ninkii Habar Jeclo Duleedka Buuhoodle Lagu Dilay,
- Jan 22, 2021

Deg Deg:Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay,
- Jan 22, 2021
Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas ...
Hadeer waxaa hadhay in dadka iyo masaajidada la iibsado marka la eego waxa ka socda laascaanood
- Jan 22, 2021
Laascaanood maanta waxay maraysaa halkii ugu xumaa waxaa biloday in la iibiyo dhulkii danta ...
Deg Deg:Alshabab Qabsatay Deegaano Cusub,
- Jan 21, 2021
Wararka aan caawa ka heleyno deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe waxay sheegayaan in ...
Daawo:Nimco Dareen Oo Hees Yaab leh U Soo Qaaday Gobolada SSC,
- Jan 21, 2021