Deg Deg Daawo Video::Garaad Jaamac Oo Si Adag Ula Hadlay Beelaha Qayaad iyo Bahrarsame,
Garaad jaamac garaad ismaacil oo kamid ah Isimada SSC ayaa maanta si adag ula hadlay beelaha Cabdi garaad Qayaad iyo Maxamed Garaad Bahrarsame oo colaad in badan Soo laablaabatay ay ku dhexmartay qeybo badan oo gobolka sool kamid ah,
Halkan Ka Daawo Video
Isimka Ayaa sheegay in Aanay Suurto gal ahayn in Xaajadan ay sidan sii ahaato oo maalinkasta dhiig sokeeye la qubo iyo duulaan soyeeye uu dhaco isagoona eeda hawshan dusha u saaray Waxgaradka labada dhan oo u ku eedeeyay in aysan Ka dhab ahayn Nabadu,
Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.