dahabshiil

Madaxweyne Cagjar Oo Si Layaab Leh Uga Hadlay Saraakiishii Soomaalida Ee Ku Dhintay Dagaalkii 1977

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Mustafa Maxamed Cumar ayaa waxa uu ka hadlay Dagaalkii Itoobiya iyo Soomaaliya dhexmaray 1977-kii.

Waxa uu sheegay Mustafa Cagjar in Halgamayaashii Ku dhintay iyagoo Diidanaa Gumeysiga Itoobiya lala galay ay yihiin kuwo Mudan in la xasuusto.

Loogama baran Mas’uul Deegaanada Itoobiya gumeysato uu sidaan oo kale u hadlo,waxaana qoraalkani uu Twitterka soo dhigay Madaxweyne Cagjar ay abuurtay hadal heyn xoog leh.

Mustafa Cagjar waxa uu sheegay in Taariikhda Dal ee Qofka uu leeyahay aan muhiim aheyn in meeris dad kale ugu sameeyaan uuna ku dhaqmo.

Warkaan si maldahan ayuu umuujinayaa inay Soomaali Galbeed mar kale Soomaali Weyn Kusoo noqon karto,marka la eego Badelka Calankii Hore,Magacii Deegaanka iyo Hadalkaan udambeeyey.

Mustafa Cagjar oo Aqoon yahan Muddo Qurba joog ahaa ayaa waxa dhawaan la wareegay Maamulka Deegaanka Soomaalida,islamarkaana Howl Adag durba ka qabtay Deegaanka

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...