dahabshiil

Deg Deg Daawo:Dawlada Turkiga Oo Xukun Ku Riday Sarkaal British Ah

Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa toddoba sanno iyo badh xabsi ah ku ridday, askari horay ugu tirsanaa ciidamada difaaca dalka Ingiriiska, markii lagu eedeeyay in uu gacan saar la leeyahay ururka YPG oo ay horay dawladda Ankara u mabnuucday.

Joe Robinson, ayaa la xidhay July 2017-kii, markii lagu helay in uu sawirradiisa la wadaagay xubno ka tirsan jabhaddaasi oo fariisin ku leh dalka Suuriya – sida ay sheegtay DHA News Agency.

Askarigan hore oo 25 jir ah kana kasoo jeeda magaalada Leeds, ee waqooyiga dalka England ayaa la xidhay xilli uu Turkiga ku joogay fasax.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...