dahabshiil

Deg Deg::Masuul SSC Ka Soo jeedo 20 Sano Xidhan Oo Wasiir Loo Magacaabay,

Xukumada Cusub ee madaxweyne Mustafe Cagjar Ee Maamulka somalida Itoobiya ayaa Waxaa ay Xil U Magacowday Masuul Ka soo Jeeda Gobolada SSC Islamarkaana mudo 20 Sano ah Ku Xidhnaa Jeel Ogadeniya,

 

Faysal Rashiid Oo Ay Xukun Sharci Daro ah Ku Riday Xukumadii Madaxweyne Cabdi Iley Islamarkaana Ku Xukuntay Xabsi Daa’in ayaa hada Kamid ahaa Dadkii Jaaniska U Helay in Uu Mar kale Xoriyadiisa Helo,

 

Madaxweyne Mustafe Cagjar ayaa Ku Abaal mariyay Faysal Rashiid Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Sayniska Tiknoolajiyadda,

 

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Ali says:

    Hal wasiiroo kale in loogudaro ayay mudanyihiin Hadii aad rabta Mr cagjerow Taageerada Soomaali Galbeed waa in xilsare aad uraadisaa shaqsi kasoojeeda Beelaha Sade

  2. jaawe says:

    waa wiil uu Abti u yahay CAGJAR oo ay walaashiiis dhashay , waa nin qoyskiisii Naaxsanaya




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...