dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Isimada Puntland Oo Ka Hadlay Xadhiga Cabdi Iley,

Isimada dhaqanka Deegaanka Puntland OO Shir jaraa id ku qabtay Deegaanka Bosaaso Ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa Ka hadlay Xadhiga madaxweynihii Hore Ismaamulka somalida Itoobiya Cabdi Iley,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Waxgaradka Puntland Ee Saxaafada kula hadlay Bosaaso waxaa ay ugu baaqen Madaxweynaha Itoobiya Raysal wasaaraha itoobiya in ay Ka daayan Tacadiga iyo Xadhiga Sharci Daradaah Madaxweyne Iley.

Isimada Waxaa ay xusen in Dad badan oo danbiyo kala duwan ka galay itoobiya aan la qaban balse si gaar ah loo beegsaday cabdi iley.

Madaxweynaha Puntland Madaxweynaha somalia iyo Raysal Wasaaraha somalia ayay ugu baaqen isimadani in ay Itoobiya kala hadlan Arinka cabdi iley,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...