dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Darawalkii Siyaad Barre Oo Si Kulul Uga Hadlay Weerar Lagu Soo Qaaday,

Gaashaanle sare Xaashi Bulxan oo ahaa darawalkii Allaha u Naxariistee madaxwaynihii Hore ee Somaaliya Jaale Maxamed Siyaad Bare oo Gurigiisa oo Xamar kuyaala Horay looga Xoogay, ayaa Qayla dhaan Hor leh kiciyay kadib markii uu arkay Gurigiisii oo lasii kala Gadanayo wuxuuna baaq u diray Ummada Somaaliyed.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. WARAN says:

    FAQASH FAQASH ADEERKAA AFWEYNE BIDHIQ LIQE HALKUU MARAYBAA LAGU MARINAYAA HADDAAD SHIB ODHAN WEYDO.
    WARYAA DHHIGYA CABYOW MA XAARMAAJAAD ISKU HALLAYNAYSAA FAARABUUTO KA BAX XAMAR AMA XABAASHAADA SII QODO .

  2. universita nazionale says:

    sargaalka gurigiisa haloo celiyo waa haddii caddaladi jirto..




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...