dahabshiil

Daawo::Amin Arts Sawir Layaab leh Ka Sameeyay Madaxda Maamulada Karbaashkii Aduunka,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Qaybdiid says:

    Amin arts, qudbadihii mid walba ku qudeenayey, buu ka alifay, suaasha ah – xagee u soconaa, na eega Somaliyeey…, wanaag.

    Abwaanka iyo farxashaxanka inta badan way asiibaan, waxay wax ka alifaan ama ka sawiraan; Maansadu waxay leedahay sawir laga dheegto maansada, sidoo kale sawirka farshaxankuna wuxuu leeyahay faham shishe oo laga dheehan karo, fariinta uu wado.

    Amin, waa farshaxanka had iyo jeer, siyaasada socota siday tahay u soo gudbiya una cabira, gaar ahaan, arrimaha ka socda dalka Somaliya iyo dhulalka inaga maqan, Inshaa Allaah, si degdeg ahna ugu soo noqon doona Somaliyada weyn.

  2. Lafaruugaawi says:

    😁😁😁 Shan guddoomiye goboleed Garanee XAMAREEY away ma XAARMAAJAA dumaaley?!!.
    @ miyay asqoobeen faqash

  3. mohamuud says:

    lol waa funny somalida ayay qusaysaa arintani maqusayso oromada

  4. Waali ictiraaf says:

    Federaalka lagaraye Garxajis somaliland maaha miyaa???????Mase Jeegaanland weeye oo jaahil (dhuuse riixe) ayaa looga tagay? ????????????????????????????
    ?????????????????????????
    ????????????????????
    ???????????
    ?????.

  5. Lafaruugaawi says:

    Waali khaniis
    Fliker gekke walvis🐳 ben nog leven?!!.
    Viva Republic der somaliland
    Waali khaniis mag je niet boos.
    Ga naar je kerken gekke daakloos.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...