dahabshiil

Daawo Sawiro::Diyaarad Weyn Oo Nuuceeda Hore Loo Arkin Oo Muqdisho Timid & Ujeedkeeda

49 Saraakiiil iyo Saraakiil Xigeen ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maanta loo qaaday Dalka Turkiga, si halkaas ay ugu soo qaataan tababar Sare loogu qaadayo aqoontooda.

 

Saraakiishan ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho ku sii sagootiyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Goalyaasha Dowladda.

 

Wasiirka difaaca Soomaaliya, Xasan Cali Maxamed (Ammar dambe) ayaa guud ahaanba Saraakiisha iyo Saraakiil xigeennada nasiibka u yeeshay inay tababarka helaan waxa uu ugu baaqay inay dedaalkooda Laba jibbaaraan, isla markaana ay noqdaan kuwa Dalkooda wax u qabta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. WARAN says:

    MA KURDISHTAA TURKIGU FAQASH XABBADDA ISKAGA DHIGAYAA ?!!!.
    WAALLI CAD CEELASHA BIYAHA IYO CALIYAALEBA AWOOD AY KU TAGAAN MA LEHEE SARAKIISHA FAQASHTU MA BOOMBALAA.?!!
    FULAYDII KKMKKKKK FAQASHEEY IS XOREEYA
    VIVA QARANKA XORTA AH EE XUDUUDIHIISA SUGTAY.
    HA WAARTO SOMALILAND REPUBLIC.

  2. WARAN says:

    DHALFARUUGA IIDOOR/LAFARUUGAAWI
    MAGACAYGII BAAD KU WAALATAY ILEEN FUTADII LAGAA KHANIISI JIREY BAA KU NEEFSANAYSEE
    MOTHER FUCKER IIDOOR QABIILO QARAN MA NOQOTO EE ISKA DAA RIYADA STUPID KA AH
    IIDOOR QAYILAY UUN BAAD AHAYD OO AY KHANIISNIMO U DHEER TAHAY .RIYADII GOONIGOOSIGA RAGBAA SOO XIDHAY
    MUUSE SHAANI BAA YAABAY

  3. FAQASH LIQE says:

    Kan wareersane Waran ku khafiifay ee xanaaqsan ee mar walba dhalfaruugaawi iiddoor meesha ku soo qora wuu waalan yahaye taloow miyaanu tol lahay jeel magnuug geeya?!!..
    He is really crazy humble paranoid faqash faqash fooqal Little piglet hargabka doofaarka qaba.

  4. Lafaruugaawi says:

    WAXAR🐖
    IIDOORKA AAD KU WAALATEY WAA KUWII ADIGIYO ADEERKAA AFWEYNABA DHEGTA DHIIGA U DARAY EE FAQASH FAQASH DOWLAD LA,AANTA BADAY IYO IN 2018 KA DAYAXA LA DEGAY CID WAD WALIBA ADDOONSATO.
    AMA FAQASH KA XANAAQ AMA ISKU XAAROO CAR FAQASH HANDICAPS HA IS XOREEYAAN.
    ALLAW U SIYAADI SOMALILAND MOVE TO THE MOON

  5. Lafaruugaawi says:

    @ somaliland vs faqash.
    Iyo beri samaad
    Hadhaagii faqasheey car is xorerya!!.

  6. Firdhiye says:

    Boqorka KSA aala sacuud oo jeddah ku kulansiinaya abiy iyo Afawerki xaarmajo maxaa loogu sadexeyn siin waayay
    so kii dhexwareegayay ee la lahaa kano kii kale
    adeerayaal bahasha carab baa wada oo u mareekan dabada ka riixayo si shiinaha indha yarta looga khalkhaliyo ganacsiga sida indha laanta ah ay wado.
    Djibouti way garan wayday danteeda oo kaash indho yar buu iska raacay isagoon kala tashan shacabkiisa.
    somaliland Republic fursad muhiim ah baa u soo baxday.
    zoo-animaaliya na 6 dawladood oo isu awood ah baa ka samaysmay iyo shabaab mujahidiin oo wahelisa iyo amisom oo la ilaabi
    wakaa xaalka geeska africa




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...