dahabshiil

War Deg Deg Ah::Faarax Macalin Hargeysa yimid iyo Qorshaha Safarkiisa,

Siyaasiga Faarax Macalin oo mar soo noqday afhayeenka Baarlamaanka Kenya dalka Kenya ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa,

 

Faarax Macalin oo ka yimid dhinaca magaalada Jig jiga ee caasimadda maamulka soomaalida Itoobiya oo uu maalmihii ugu danbeeyey ku sugnaa ayaa la filayaa in uu la kulmo madaxda ugu sareysa Somaliland.

 

Sidoo kale Farax Macalin ayaa waxaa uu maanta uu kulan gaar ah xafiiskiisa kula yeelan doona Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi sida ay wararku sheegayaan.

 

Dhinaca kale siyaasigan ayaa la filaya in uu isla maantauu ka dhoofo garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Libaax Leged says:

    Just dalxiis buu ku yimi community ga kililka 5aana way kulmeen ee ajaanibta ku ah somaliland cid madooxoo la kulmayna ma u judho

  2. Habiqleyso says:

    Walahi meshan hargeysa..somali oo dhan kama maranto..waa hooyadii umada afka somaliga ku hadasha..waxaas aan udaba soconaa aan tuganaa..garoowe hadii ahaan lahayd goitaanka weli lacag aa ugu darilahayn..kkkk..reer waqooyi hore aa looga hayaa..WELIGAABA BAYDH BAYDH AMA BEELO KALE QABO AMA BUURO DHAADHER WAAD IMAN BARTIIYO BARADII HARGRYSA..KK

  3. mohamuud says:

    iska biqlee cancerka soomaalida ayaad kaladuldhacday amaan aqona uma lihide caga dhigo yarow faarax macalina mataqaand waa dilaalka geeska africa wuxuu socdana waanu naqaan waa ninkii shalay lahaa

  4. Lafaruugaawi says:

    Mohauud paranoid
    @ somaliland waa gob

  5. Lafaruugaawi says:

    Makhnuud maamuud
    What ever you are humble Jungle paranoid or crazy somaliland gone on the moon 🌑.
    Daawo doqon yahaw
    @ libaaxyada Africa somaliland

  6. Waali ictiraaf says:

    Lafa-Doofaar-Ruuge
    Lafahaaaga iska ruug garicii kacaankow.
    Caqligaagu ma waxuu ku oranayaa Farax Macalin baa ictiraaf haya.wuu ahaa caqligii qaldaanta.Shuun-dheertii miyaad kusoo dhaweeysay sideey lafo kuugu hesho.
    Dulaal ka dhigo bisadii waalneed oo hooyadaa kacaanka u geeyn jiray mase weey raabuqday.

  7. Cumar says:

    Faarax Macaliin waa oday Shanta Somaliweyn laga ixtraamo oo laga dhegeysto.

    Somaliweyn waa shan:

    1. Jamhuuriyada Somaliland (June 26, 1960) xornimo

    2. Jamhuuriyada Somalia (July 1, 1960) xornimo

    3. Jamhuuriyada Djibouti (June 27, 1977)

    4. NFD (Weligeed xornimo ma qaadan) Kinya

    5. Somali Galbeed/Kililka shanaad(weligeed xornimo ma qaadan) Itoobiya




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...