dahabshiil

Deg Deg;:Madaxweyne Farmaajo Safar Dag Dag ah Ug Baxaya Dalka,,

Wefdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socdo u ambabaxaan dalka Itoobiya.

Ujeedka safarka madaxweynaha ayaa lagu sheegay inuu magalada Adis Ababa uga qeyb geli doono shir ay yeelanayaan madaxda Wadamada ku midoobey Urur goboleedka IGAD.

Wefdiga madaxweyne Farmaajo ayaa goordhow ka ambabixi doono magalada Muqdisho, waxaana la xidhay wadada ka baxda madaxtooyada ee aada dhinaca garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde, waxaana safarka ku wehlin doona Xubno Wasiiro ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Waali ictiraaf says:

    Waxaa loo yeedhaa qofkii milga galo ee looma yeedho Jaahilka (Dhuuse Bixiye) oo ku qawaya ictiraaf aan jirin miskiin yaa dalas shaani iska tuur-tuur ama shicibkazd maskaxda ka xaday timaha u jar.
    Viva federaalka barakaysan.waala dhaqaaqay ee af-cagaartu caaaaaaaaaaaac ha wado iyo waa leey xasuuqay.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...