dahabshiil

Deg Deg:Ciidankii SNM Ku Qulqulaaya Koonfurta Sool,

Sida ay Shabakada Khaatumonews.com ku soo gaadhayan wararku waxaa  deegaanka dhumay ee koonfurta gobolka sool saacadihii ugu danbeeyay ku qulqulaayay  inta badan maleeshiyaadka maamulka snm.

 

Maleeshiyadan ku qulqulaysa deegaanka dhumay oo dhawaan dagaal ku dhexmaay labo beelood oo walaalo ah ayaa ka soo kicitimay deegaanka  Tukaraq,

 

Maamulka snm iyo horgalada la shaqeeya ayaa wada xiligan colaad hurin iyo sidii ay u sii adkaan lahayd xaalada colaadeed ee ka taagan deegaankaasi,

 

Magaalada laascaanod iyo deegaanada kale ay wada dagan yihiin labada beelood ayaa aad looga dareemaya colaada waxayna samayn xoogan ku yeelatay qeybaha kala duwan ee nolosha bulshada

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 5)

  1. Ismail Hassan mire says:

    Ha odhan ciddanka SNM, ee wxad tidhaahdaa Ciidanka Qaranka Somaliland,waayo waxa xataa ku jiraan reer SSC.

  2. Ismail Hassan mire says:

    Ha odhan ciidanka SNM ee waxa tidhaahdaa Ciidanka Qaranka Somaliland, waxana ku jira reer SSC.

  3. Ismail Hassan mire says:

    Iska hadle, Ciidanka Qaranka Somaliand dheh

  4. darwiishland says:

    jaaniskani waad aragtaan in uu yahay mid la doonayey in ciidanka jooga tukaraq lagu soo cesho hawdka , waayo waxay ka war heleen in puntland doorasho ku mashquul santahay gaasna uu hoosta kala shaqaynayo . xiisadan waxay is lee yihiin ka dhigta , kaadhka turubka ah, oo marba markuu xumaado lagu baandheeyo. markaa qayaadna yagaa diray huunadu ama slm tu. ragaas hadii aan sida reert buuhoodle dhebiga loo qorin , wasmo ina kala tigi maayaan.

  5. Ismail Hassan mire says:

    Aflagaado reeban, Buuhotlena waa la isku dilaa hadh iyo habeen iyadoo CiidanKa Somaliland joogin, markaa aan nabadda ka shaqeyno haddeynu nahay reer SSC, oo aan kala yaaca iska deyno, sideynu nahay waxa caddeyneysa meelaha aynu kala joogno: SSC, Somaliland, Puntland, Jamhuuriyadda Maka Mukarama ee Muuqdisho




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...