dahabshiil

Deg Deg::12 Shaqo Oo Banaan iyo Cida Loo Shaqaynaayo,

Bilyanneer u dhashay dalka Hindiya ayaa waxaa uu raadinayaa 12 shaqaale ah oo u shaqeeya gabadhiisa oo billaabeysa Jaamacad, afarta sanno ee soo socota.

 

Bilyaneerkan ayaa gabadhiisa waxaa ay ku biireysaa Jaamacadda St.Andrews ee dalka Scotland, waxaana ay qaban doonaan shaqooyin kala duwan.

 

12-ka shaqaalaha ah ayaa qabanaya shaqooyin kala duwan waxaana ka mid ah in, dad u raaca Jaamacadda, kana keena, kuwa nadiifiya guriga, kuwa diyaariya miisaska cuntada, kuwo u raaca suuqa xilliga dukaameysiga, cuntada u keena, kuwa xilliga Jaamacadda hurdada ka kiciya, wadaha gaadhigeeda, mid Al-baabka gaadhiga ka fura, kuwa Al-baabka ka fura saacad kasta oo ay u baahato iyo kuwa u hagaajiya jidhka iyo timaha.

 

Qoyska maal-qabeenka u dhashay dalka Hindiya ayaa shaqadan ku bixiyana £30,000 oo Pound-ka Ingriiska ah sanadkiiba.

 

Shuruudaha waxaa ka mid ah in maaddaama qoyska yihiin dad sumcad leh dadka shaqada codsanaya ay noqdaan kuwo xirfad sarre u leh shaqada, waxaana intaas dheer in qoyska ay si joogta ah ula socon doonaan Guriga ay deggantahay gabadha iyo dhaq dhaqaaqa shaqada.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. WARAN says:

    IN KASTOO AANAN HINDIYAD GUURSADEEN ANAA GABOOYE AHOO KELIGEEDBA KU FILAN .
    ALREADY I WAS FILLED HER APPLICATION FORM.

  2. Wiil banadir says:

    Anigoo nin Gabiley ah ayaa ku wanaagsan shaqada,waayo waxan uleeyahay karti iyo dulqaad badan.




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...