dahabshiil

Deg Deg Daawo:::Buuhoodle:Dhaawaca Afar Qof iyo Sababta,

Buuhoodle{Khaatumonews}Waxaa Magaalada Buuhoodle Ka dhacay Shil Naxdin Galiyay Shacabka Buuhoodle Kaaso Sababay Khasaaraha Dhaawac tiraba Afar Ruux,

 

Duhurnimadii Maanta ayaa qeyb Kamid ah Magaalada Waxaa Soo Weeraray bahalka loo yaqaan Shabeelka Kaaso Dhaawac U geestay Afar ruux.

 

Shabeeelka Geestay Dhaawaca Afarta Ruux oo hada lagu dabibaayo Cusbitaalka Buuhoodle ayaa Lagu gulaystay in La Dilo.

 

Waa marii ugu Horeysay oo fal noocan oo kale ahi ay  arkan shacabka Buuhoodle.

 

Dadka Dhaawacu soo gaadhay ayaa lagu kala magacaaba.

 

Nuur Faratool.

Yuusuf Cabdiraxmaan,

Ciise axmed Nuur,

Maxamed Xasan xaaji faarax,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Yusuf says:

    Waar bahalka soo galay tuulada Buuhoodle ee miyaga ahi waa Harimacad. Dhulka Soomaalida iyo Afrika oo dhan ma joogo Shabeel ee waa bahalka ragga laayay waa.

    • WARAN says:

      Yusuf
      You are a stupid mother fucker
      Cadho ayaa kaa hadlinaysa oo waxaad tahay
      Kuwii iidoor ee futada laga geliyey xabada
      MarkaY buhodle soo haweysteen shabeelkuna wuu joogaa dhulkayaga hadaad idinku kuwiinii ka iibiseen khaniiskii ANDERSON COOPER
      Somalia ha noolaato

  2. Libaax Ciije says:

    😁😁😁😁 Duhur cad ayuu Harimacad soo galay tuuladii Buuhoodle oo rag dhaawacay incredible.kastuumo web faqash ma sixirkii aad odhan jirteen Somaliland Republic ayaa dariiiqyada Buuhood UKUN IYO MILIX Ku daadisaybaa HARIMACAD noqday?!!.

  3. WARAN says:

    Bisaas ceeje
    Waxaad ku hadlaysaa waa hadal meel waayey adeer iidoorland baad dal ku sheegaysaaye you are stupid dreaming ina daytime
    Ka toos hurdada khaainu wadan baad tahaye idiot
    Underson cooper baa idinka yaabay sidaad
    Gaalada iyo khaniisiinta u jeceshihiin ee aad u caabudaan

  4. WARAN says:

    Yusuf
    You are a stupid mother fucker
    Cadho ayaa kaa hadlinaysa oo waxaad tahay
    Kuwii iidoor ee futada laga geliyey xabada
    MarkaY buhodle soo haweysteen shabeelkuna wuu joogaa dhulkayaga hadaad idinku kuwiinii ka iibiseen khaniiskii ANDERSON COOPER
    Somalia ha noolaato

  5. Lafaruugaawi says:

    WARANEY
    😁😁😁 FARTII BAAD BEDHESHAY FAQASH FAQASH LITTLE PIGLET 🐖🐖 XAARMAAJO II GEEYAAY KU SALLI
    VIVA SOMALILAND REPUBLIC QARAN XORA OO XUDUUDIHIISA SUGTEY

  6. WARAN says:

    WAAR TUULADAN BUUHOODLE YAA QATAAREY SIDAN CAADI KUMA AHEE 😁😁😁 ARE THEY AFRAID JUST LEOPARD WHAT ABOUT LION 🦁 IYO COMMANDOS OF SOMALILAND
    VIVA REPUBLIC OF SOMALILAND




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...