dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Mahad Canbaashe Digniin u Diray Beelaha Koonfurta Sool

Mahad Canbaashe oo ah Ninka Maamulka Somaliland Dhanka Maleeshiyaadka U qaabilsan Gobolka sool oo gaadhay Deegaanka Dhumay ee Koonfurta Sool ayaa Farrimo u diray Beelaha Cabdi garaad iyo Maxamed Garaad.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Wixii Ciidan Malatariya oo qaramaysan oo anaga nagu saabsan idinka idiin diri mayno ka Reer ahaan, kuwii Kala-baydh joogayna waajib ayaanu siinay inay taggaan Karrin-dabaylwayn oo galabta ka carraabaan hadday fuliyaana alxamdulilaah hadday fullinwaayaana rabil caalamiin, Kuwayagan kale ee Noo Qaramaysan ee dhummey Joogana waajib ayaanu Siinaynaa, lakiin idinka Waxaan idinleenahay Ciidamadan Marya Calasta ah ee Dhummay hareeraheeda ku uruursan yaan waagu isugu kaaya baryin’ayuu yidhi mahad canbaashe,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 4)

  1. qalaaye11 says:

    masha allaah ina canbaasha waa gaasi aan gaban dadkisana si dacad ah uGu adaga waana nin ka soo jada reerka uGu baladhan basha sharafta leh jamac siyaad dee dhulna uGu badan reerka iska lah casumada lascanood kana daga gobolka sool boqolkii 80 gobolka hawd ama cayna boqolkii 39 gobolka sanaagna boqolkii 25 masha allaah

  2. golkhaatumo says:

    tuug tuug dhalay, isagaa ka danbeeyey arinkan. waxaad ogaataa, shinbiri maalin ayay dab qaaday ina canbaashow, maalinkiina gurigeedii ayay ku gubtay, soo gal coolaadan markii horena waad ku jirtay , qayaadna adigaa daba kaga jira, waxaan kuu sheegayaa ragan aad ku soo bax baxsanaysaa nin kasta oo nugaal kibir la soo doonta yaguu ku buxaa. adna kibistaadii ayaa dhamaatay, maalinka aan ku aragno adigoo. daayeerayn kawada koonfurta sool.wax lagu dhegaysanayo majirto. cirka soo rid. daayeer fooqa daayeer.

  3. Somalilanders says:

    Taliye Canbaashe waa geesi Dhulbahante. Kolka Dhulbahante maskax iyo miyir yeeho ayu ogaan doona geesigooda runta ah.

    Ku wa Garowe laalushka ku qaata ee waxba aan u qaban karin beesha Dhulbahante, kuwa ayaa cadawga koowaad ah.

  4. cabdirsaaq says:

    mahad canbaashe waa horgale wayn waa in la toogtaa cadow ayuu u shaqeeyaa mana heshiisiin karo baharasame iyo qayaad war dhulbahantow ninkaa iska qabta cawadgiina idiin soo raacay




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...