dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Garaad Cabdirashiid Oo War Dagdag Ah Ka Soo Saaray Colaada Sool,

Garaad Cabdirashiid Cismaan Waraabe Dheere oo kamid ah Isimada SSC ayaa Warbaahinta U Mariyay Fariin Baaq Nabadeed Ah oo Ku Socota Beelaha Cabdi garaad Iyo Maxamed Garaad Oo maalmihii La soo Dhaafay dagaal Dhiig Badan Ku Daatay ku Dhexmaray Deegaanka Dhumay,

Baaqa Garaadka ayaa Markasta waxaa uu Garaadku Ku Celcelinaayay in La joojiyo Xabada loona Qabsoomo Ergada Nabadeenta islamarkaana dhiig danbe aanu macno daro ku daadan ilaahayna laga cabsado.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. WARAN says:

    Waar heedhee nacalaa shaydaan ku taallee Dhul ma hantoow goormaa ilbaxaysaan ?!! Gar adag iyo laba qarba iska ahaadoo
    @ Zulu dance 💃

  2. MrSomali says:

    Aroow horto dhul ma hante degaan unaan barano waayo wayo media lee ka booteeyaan ?!.
    Somaliland Republic waa waa waddan xora ee lakin dul ma hanto xay la qaylinooyaan 24 hours that is nonsense
    Viva great somaliland Republic




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...