dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Gaas Oo Qudbad Kulul Jeediyay Weerarna Ku Qaaday Dhinacyo Badan,

Madaxweynaha  Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta jeediyey khudbad xasaasi ah oo socotey in ka badan 20 daqiiqo isla markaana uu kaga hadlay dhinacyo badan.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Madaxweyne Gaas ayaa waxa uu siweyn u gorfeeyey arrimaha doorashooyinka Puntland ee sanadka dambe, dimuquraadiyadda, doorasho qof iyo cod ah oo Puntland ka dhacda, arrimaha doorashada Soomaaliya ee 2020, caqabadaha dowladdiisa ka haysta.

 

Wuxuu sidoo kale ku dheeraaday doorashada Puntland iyo qaabka ay noqon doonto, wuxuuna weerar ku qaaday dhinacyo dhowr ah mudadii uu kujirey jeedinta khudbaddaan xasaasiga ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 2)

  1. Caynaba Car Dhacso says:

    Tukaraq marna maka hadlay kkk quus buu ka joogaaa!!

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  2. Lafaruugaawi says:

    C/ wali uus Buur beluu u yeedhay waayo buqleen commandos of somaliland ayaa square ka haysa kkkkk Taatiko dagaal iyo dhabar !!! jebin Qardho already somaliland Republic way qabsadeen just amarka MBC ayaannu sugaynaa oo ah Tukaraq ka dhaqaajiya Qardhona ka soo dhaqaajiya oo Garoowe ku baashaala
    @ ciidanka cirka somaliland




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...