dahabshiil

Raysal Wasaaraha Itoobiya Ayaa Ka hadlay Xiisada dagaal Ee Oromia IYo Soomali

Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed Cali, ayaa ku hanjabay inuu gacan bir ah ku qaban doono xaaladaha amni darro ee ka taagan qaybo ka mid ah dalkaasi, markii ay dhawaan hay’adaha u dooda xuquuqul Insaanka u soo jeediyeen inuu wax ka qabto qul-qulatooyinka jira.

Maria Burnett, oo ah Agaasimaha hay’adda u doodda xuquql Insaanka (HRW) ee Bariga Afrika ayaa sheegtay in dilalka Qowmiyadaha, gaar ahaan is ugaarsiga ka dhexeeya Soomaalida iyo Oromadu in ay ku beertay walaac aad u weyn.

War Saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa lagu sheegay in marxaladdan ay ku hayso walaac xooggan, wuxuuna ballan qaadan Abiy Axmed, inuu samayn doono dib u habayn xagga ammaanka ah.

Human Rights Watch, ayaa faah-faahin ka bixisay rabshadihii u dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Jig-jiga, halkaas oo lagu dilay dad shacab ah, laguna boobay hanti, iyadoo dab la qabad siiyay Macbadyo iyo goobo kale, taas oo sabab u ahayd markii ay Ciidamada Federaalku xoog ku galeen xarumahii Dowlad degaanka.

Tallaabadaas ayaa ka caraysiisay Ciidanka Liyuu Boolis oo daacad u ah Madaxweynihii hore ee DDSI, iyo Bar-baarta Heego, oo ah dhallinyaro taabacsan Cabdi Maxamuud Cumar, kaas oo haatan ku jira Xabsi ku yaalla Addis Ababa.

Hay’adda ayaa sidoo kale ka hadashay rabshado ka dhacay Magaalada Dire-dhaba oo ay ku dhinteen 15 Qof oo Soomaali ah iyo dilal ka dhacay Shashabane, Tabe, Adama iyo degaanno kale, kuwaas oo intooda badan dhacay Bishan August.

Dhinaca kale, waxaa haatan yaraaday xasaradihii ka dhex aloosnayd Soomaalida Itoobiya iyo Oromada, waxaana imminka billowday in Kumanaan qof oo kas oo cararay rabshadaha kuna sugnaa Waqooyiga Soomaaliya iyo Jabuuti ay dib ugu laabtaan degaannadoodii hore.                                                   {NAYRUUZ}  LAASCANOD

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. WARAN says:

    NAAYAA NAFIISO WAA INAAD DEG DEG U TIMAADDO XARUNTA NABAD SUGIDDA EE DEGMADA LAASCAANOOD SI AAD U CADDAYSO WAXAAD ULA JEEDDO WAQOOYIGA SOOMAALIYA.
    HADDAAD 24 SAACADOOD GUDAHOOD XARUNTA NABAD SUGIDDA KU IMAN WEYDO ADIGA IYO KASTUUMO NEWS BA TALLAABO SHARCIGA WAAFAQSAN AYAA LALA TIIGSANAYAA.

  2. WARAN says:

    DHALFARUUGAAWIGA IIDOOR
    KHANIISNIMADU WAAN OGAA INAY MEELXUN KAA TUURAYSO EE ANIGA MAGACAYFA DHIG IDIOT
    MARKAAN SOO HELAY XOGTAADA IYO INAY HOOYADAANA KU DAYRISAY AABBAHAANA UU ISU DELDELEY MAGAC XUMADAADA OO UU MAANRA DARTAA DUNIDAN UGA TEGEY OO UU UGA DOORTAY CADAAB ILEEN WAATII HORAY LOO YIDHI RAG CIILKII CADAAB KA DOOREY EE MIYAAD BILOWDAY INAAD MAGACAYGA DADKA KU AFLAGAADAYSID ? KOLEY KHANIIS MA XISHOODO EE DADKA WAXAAN U SHEEGAYAA INUU NINKA KUSOO GALA LAFARUUGAAWI/DHALFARUUGAAWI UU MAGACAYGA WARAN DADKA KUMAAGO KUNA CAAYO EE SIDAA OGAADA WAANA CIYAALKII XARSHIN IYO DULCAD U QAXAY BERRIGII KACAANKII BARAKAYSNAA WAABA DADKA XUN XUN EE XERYAHAA QAXOOTIGA KUSOO BARTAY DHAQAMADA XUNXUN WAANA DABOOLE/ KHANIIS QOFKAA KUSOO GALA LAFARUUGAAWI/DHALFARUUGAAWI

  3. WARAN says:

    DHALFARUUGAAWIGA IIDOOR
    KHANIISNIMADU WAAN OGAA INAY MEELXUN KAA TUURAYSO EE ANIGA MAGACAYFA DHIG IDIOT
    MARKAAN SOO HELAY XOGTAADA IYO INAY HOOYADAANA KU DAYRISAY AABBAHAANA UU ISU DELDELEY MAGAC XUMADAADA OO UU NAARTA DARTAA DUNIDAN UGA DOORTAY OO UU UGA DOORTAY CADAAB ILEEN WAATII HORAY LOO YIDHI RAG CIILKII CADAAB KA DOOREY EE MIYAAD BILOWDAY INAAD MAGACAYGA DADKA KU AFLAGAADAYSID ? KOLEY KHANIIS MA XISHOODO EE DADKA WAXAAN U SHEEGAYAA INUU NINKA KUSOO GALA LAFARUUGAAWI/DHALFARUUGAAWI UU MAGACAYGA WARAN DADKA KUMAAGO KUNA CAAYO EE SIDAA OGAADA WAANA CIYAALKII XARSHIN IYO DULCAD U QAXAY BERRIGII KACAANKII BARAKAYSNAA WAABA DADKA XUN XUN EE XERYAHAA QAXOOTIGA KUSOO BARTAY DHAQAMADA XUNXUN WAANA DABOOLE/ KHANIIS QOFKAA KUSOO GALA LAFARUUGAAWI/DHALFARUUGAAWI

  4. Lafaruugaawi says:

    WARIISO. CAAAAAAAAC LAGA ROONE WAXAAD KU HADLAYSO ANIGU AFKAYGA KAMA ODHAN KARO LAAKIIN INAAD KHANIIS TAHAY ADAABA IS SHEEGAY WELIBA AAD TAHAY FAQASH FAQASHI DHADHAY OO REALLY REALLY PARANOID AH.KHANIISKU INTAANAD CAAYIN AYUU ISU QIRAA WUXUU YAHAY.
    INA QAWMU LUUD.
    . DAAWO
    # jabkii Faqash.

  5. mohamuud says:

    inuu dhalfaruug khaniis yahay siduu xataa u hadlo waa dhedig weliba mariid ah webka kaxir magaciisa waxa uraya waa bukaan socodkii uu sheegi jirey suldaan cabdisalam

  6. Lafaruugaawi says:

    😁😁😁😁😁 kastuumo web 🕸 faqash 😁😁 really waa ka laydiseene
    Iska daawada
    @ somaliland power.com
    Allaw u siyaadi somaliland Republic socote




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...