Sidda ay xaqiijiyeen dadka kunool Magaalada Boosaaso labo Caruur ah oo maalmihii lasoo dhaafay la waayay ayaa Saaka laga helay xeebta magaalada Boosaaso, iyaga oo Meyd ah.

Carruurtaan ayaa waxaa laqday Badda maalmo kahor sidda ay xaqiijiyeen Ehelka carruurta.

Dhanka kale Magaalada Bosaaso ayaa  lagu dilay nin ka soo jeeda Qowmiyada Oromada ee dalka Itoobiya, waxaana dilka ninkani gaystay nin kale oo isla Qowmiyada Oromada kadib khilaaf soo kala dhexgalay.                                                                                                                                    QORE WARI NAYRUUZ                                          xarunta lascaanod                [KHAATUMO NEWS 24]