dahabshiil

Deg Deg Daawo sawiro:Ciidamada Puntland Soo Bandhigay Talis Ay Ka Qabsaden Maleeshiyada SNM,

Ciidamada  Puntland oo maalmihii ugu dambeeyey diyaar garaw xoogan amar culusna ka helay madaxda ugu saraysa  Puntland ayaa qaaday weerar culus oo ay ku qabsadeen fariisimo muhiim ah oo ay ku sugnaayeen malayshiyaadka ka soo horjeeda.

 

Ciidanka ayaa soo bandhigay fariisimo muhiim ah oo ay gacanta kudhigeen, aagag muhiim u ahaa malayshiyaadka ku soo duuley dhulka Puntland iyo ceel biyood la sheegay inay biyaha ka dhaansan jireen.

 

Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in ciidanku ay diyaar u yihiin difaaca ayna inta dhiman ka xorayn doonaan cadawga waxaana intaasi sii dheer in ciidamadu ay diyaar kuyihiin furimaha kala duwan ee Tukaraq iyo deegaamo kale.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 20)

  1. AARKA BURCO says:

    Waaar waxani ma xishoodaan oo makhajilaan

  2. Big boy says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkkkk
    Kkkkkkkkk
    Kkkkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkkk
    Kkkkk
    Kkkk
    Kkk
    K

  3. Big boy says:

    Lionnel messi the goat🐐

  4. Binary Operation says:

    qofku haduu xishoodku ka lumo tanoo kale ayuu ku dambeeya. waa ma xishoodayaal wuxu, lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  5. Tukaraq Car Dhacso says:

    Kastuumo 🐷🐷🐷🐷🐷🐷🐖🐖 war ciyaalkii faqash Faqash doofaaradii yar yara ma dhooqada cid ka saartay waayeen waa kuwan ka laydhiyee
    # little piglets

  6. Binary Operation says:

    cal madow ayay soo sawirteen kolkaasay ku leeyihiin waa tukaraq

    http://puntlandi.com/?p=5229

    waakan sawirka meesha ay sheegayaan oo ah calmadow bariga fog ee gobolka sanaag.

  7. Binary Operation says:

    waxay soo bedeleen warkii puntlandi.com oo leh ciidamada xeebaha puntland ba yimid calmadow.

    sawirkana calmadow ba laga soo xigtay. tukaraq waaba saxaro ma iyadaaba buuraleh ah

    http://puntlandi.com/?p=5229

    waata idinku qaraxday. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  8. Dhab ka hadal says:

    Hadalka waxaad ku daysaa qofku hadaanu xishoonayn wuxuu doono hasoo qoro waa fasax lkn malaga yaabaa inay tii yarayd ee kusoo biirtay webkan inay isku tijaabinayso takale waa fartii Axmed Laari

  9. Somalilanders says:

    Ahmed Larri niyad ayu ku dishtaa beenta.

    Waxaan odhan lahaa Axmed Laari, ifkana been ku noolow aakhirona cadaab. Waa ayaan daro wayn.

  10. Ahmed darwiish says:

    Adeer ciyaalkii ku dhashay fucking street
    Hargeysa oo aan weli Hübinette ciddii
    Dhashay baad tihiin orda DNA bal iska
    Soo qaada,ilaa aad xaqiiqsatan halka
    Laydinka dhalay,aflagaadada ha ku
    Deg degina waa TALO. Dhulkanna
    Dadku taariikh buu kala leeyahay
    Nin walba wuxuu ahaan jiray buu
    Noqonayaaye ha ku ceeboobina.

  11. Juglle says:

    Kkkkkķkkkkkkkkk qebkani wuxuu noqday maalaayacni

  12. buco yaa lahaa yeey says:

    War ka kusoo gala marra caynaba marra tukaraq dhacso waali buu Ku dhowyahay kkkkkkkkkkkkkkkk

  13. Ali yusuf says:

    Kkkk putlandnews aya khashiftay wa calmadow ordo gala putlandnews kkk ceeb aya ka dhacday meesha ma xishoodan

  14. Dhab ka hadal says:

    http://puntlandpost.net/t ciidamada-puntland-oo-al-shabaab-ka-saaray-buurta-habar-humbulo-ee-calmadow/

  15. Dhab ka hadal says:

    http://puntlandpost.net/t ciidamada-puntland-oo-al-shabaab-ka-saaray-buurta-habar-humbulo-ee-calmadow/ warka halka uu kasoo qaaday Axmed Laarri waa halkaa waxaa ku dhacay Xanuun aan laga bogsanayn oo ah Xaasidnimo Xasan Daahir Aweys ayaan shalay ka dhagaystay calaamaadka xaasid iyo dhibaatada ay ku keento bil aadamka

  16. Yusuf says:

    Maye ciidankii iyo hubkii Majeerteeniya ee meeshan ka dagaalamay mise aakhiraa loo wada diray!!

  17. Madaxbuur says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    KASTUUMO
    kASTUUMO
    KASTUUMO

  18. Qaadiro says:

    Axmed laari waa beenaale kadaab ah dibna u soo galimaayo.nabadeey

  19. Fardojaan says:

    Webkani Wuxuu Noqday Ka Guur Caadi Ah

  20. Hassan yare says:

    IIDOOR FUTO QAAWAANE WAA DAD AAN KALSOONI ISKU QABIN QOF KALE MA TARAXO SABUURADII WAXAY KA BUUXIYEEN FEEGAR MACANO DARO AH IYAGOO FIRKANAXSAN




Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...
War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...