dahabshiil

Axmed Shide Oo Awooda DDSI Gacanta Laga Saaray & Xil Culus Oo Loo Magacaabay

Addis-Ababa (KHAATUMO news24.com) – Kadib shir maalmihii la soo dhaafay ka socday magalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya ayaa ugu dambeyn, waxaa shirkaas lagu magacaabay gudoomiyaha xisbiga dimoqaraadiga shacabka Soomaalida Ethiopia.

Axmad Shide oo ah wasiirka Isgaarsinta ee Ethiopia, ayaa loo magacaabay xilkaas, isaga oo beddelaya madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar oo xilkaasi hore u hayey.

Axmed Shide ayaa sii heyn doona guddoomiyaha xisbiga dimoqaraadiga shacabka Soomaalida Ethiopia, xilli xaalad deganaansho ah laga dareemayo deegaano ka mid ah dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo ay rabshado ka dhaceen.

Isbedelka cusub ee uu la yimid ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa saameyn ballaaran waxa uu ku yeeshay dalka Itoobiya, iyada oo uu bilaawady dagaal u dhaxeeya qowmiyada Oromada iyo Soomaalida Itoobiya.                                                                                                                  {Nayruuz }

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 29)

  1. Aarka hargaysa says:

    Way dhamaatay xukunkii inan gumeedku viva dir iyo oromo ergada madaxwaynaha doranaysa gudidii soxulaysay waa lamagacaabay beelaha daga sisiman ayaa loguqay binayaa ilaa inta xisbiyo lasamaynayo ee dorasho lodareerayo hala arko markaa ninka badan

  2. Caynaba Car Dhacso says:

    ALA MAXAA KU DHACAYEEY CAGDHEERTII MAXAA KU DHACAYEEY!

    AHMED SHIDE WAA WIIL AKISHE AH OO JIBRIIL ABOKOR DHALAY OO REER GEBILAY AH!

    Huh uh huh huh huh huh huh uh huh huh huh huh huh

  3. Big boy says:

    Caynabo car ku dhuus
    Sxb wan ku slmya akishe soo isaaq sheikh isaxaaq masoo galaan mise DIR aynu isku nahay sxb iiga dhac bal ahmed shide

  4. Fardojaan says:

    Biggy sxb haa

  5. Big boy says:

    Sahra ilays inaaderked weye camal she s Akishe

  6. Caynaba Car Dhacso says:

    Big ass boy

    Futadii buurayd masoo celisay kkkkkk welcome back bahasha waabanu u darsanayee

    Hhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhh

  7. Lafaruugaawi says:

    Ka hulleel cagdheeray !!
    DDIS wax dhaxaad ruxun iyo rafaad ku jirteene ku raaxaysta runta nabadda
    # durduro gaalbaa ku jaba

  8. Big boy says:

    Sxb maxad igu cayday suaal caadiyan kuwaydiiye,?

  9. Big boy says:

    Caawa ma cabsantahy kkkk

  10. Fardojaan says:

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  11. Big boy says:

    Habarjecloy
    Xaalbaan idinka rabaa hadaad is qabataan nacaskaas caynabo sita wuxu igu caayay? Ama jeegaanta oo dhanba xaalka waan ka rabaa ilayn waa isku reer e

  12. Qaybdiid says:

    ” Acuudu Billaah an akuunu minal Jaahiliin” Sadaqa Allahu Cadiim. Hooyaday kii guursadaaba waa adeerkay… Allaah Kiim.

    Iley wuxuu ahaaba ku dhac buu lahaa laakiin miskiin, ilaa yaraantiisii la soo dhistay oo la soo cusbeeyey oo cabiid ah, muxuu soo kordhin, ” Canaan ka yaab reer ma doojo”.

    Waar dhulkan waxa leh Somali, kuwan qasaasha ee ciilan, ee qabiilkii Somaliyi ka tagtay caabuda ee la kala baxay jeegaan iyo midgahooda ay cagaha ku wataan, maray noqotaba Somaliyi way la xisaabtamaysaa, haddii aanay is badh qaban. Kii hore ina iley qabiil ku taageeri jirey waa ina gumeed, ka hadda sheegatadan yar qabiil ku taageerana waa ina gumeed kale. Dhulkan, wuxuu rabaa xorayn.

    1954kii, haddii loo sii dhiibay dee waxaa la jooggaa xilligii laga soo ceshan lahaa. ONLF waxay ku dhacday dabin ay u dhigeen Masar iyo UAE iyo Ereteria, Allaw orr/cid u bixi. WBT

    • Kooshin says:

      Odeygi beesha Darood ee cajalada.ka hadlayay ee sadaaliyay in beesha Darood dhib badan kala kulmi doonan qorshe uu Cumar Gheele wato.oo ah IRIRISM yaa xasuusta?

      Odeygaas waxa cajalada ku yidhi “Darood dantiisa waxa ku jirtaa ictraafka Somaliland, hadi taas la diido waxa iman idinko burburay oo uu baahnaan doona Somaliland” (uu fiirso afar kun oo qaxoonti Ogadeen ah ayaa Somaliland soo galay maalmahan dambe, Cabdi Iley waa dhacay jeelna waa ku jiraa)

      Ma bilowgi sadaasha burburka beesha Darood ayaa la marayaa sida odayga yidhi? Ma IRIRISM iyo khataro ka daran oo nacayb Darood wata ayaa iman hadaan Somaliland la ictraafin?

      Odeyga faaliye qatar ah ayaa yahay.

  13. Big boy says:

    Aarka hargeisan uso wakishey

  14. Caynaba Car Dhacso says:

    Big ass futo buur boy aamus yaanan qaska weeyn iyo badhida ku tuujine.

    Halamash naageed!

    Hhhhhhhhhhh

  15. Big boy says:

    Caynabo Aka somalilander

  16. Big boy says:

    Sida nin ragg ah bal u kaftan khaniiskii ku dhaley ee qalqaloocay was e

  17. Caynaba Car Dhacso says:

    Big ass boy

    Haku waso somalilandar hahhhhhhhhhh

  18. Caynaba Car Dhacso says:

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhh hhhhhhhhhhhhhhhhhh

  19. Mujaahid SNM says:

    Sool sanaag iyo cayn beey baratey waxaan soo dejineynaa walaalaheen Oromo Dir …Waxaa nagu ballan ah in faqash kurdi daarood kabo tolayaal ka noqdaan sool , sanaag iyo cayn . Our message is clear and no diplomacy darod is history .

  20. xamdi says:

    idoor dheegaha somali kuma cusba itobiyan ba walalahayo ah baal car citiraf hel hadan hargeysa iyo burco lagaqadin o anan arag calacalkaga Awoogey darwiish mahayn somali asslahna maihi nacalkukufulaybay dabanashleydhe idoor

  21. xamdi says:

    somali galbeed mar bay xorimo ku nalon insha Allah ogadeena waa derbiga somali galbeed

  22. Adam says:

    Caynaba car dhacso kulahaa
    Hadaadba ogtahay inaadan caynaba aadan lahayn waa alxamdu Lilah hhhhhh

  23. mohamuud says:

    ma dhuusadaan kaa keenay miyaa sheegtay dir baa loo dhiibay riyo hadaad maqashaan waa taas waxbadan baan ka hayaa oromo waa anaga wallee qosol iyo maad waa tanoo kale

  24. Ubah says:

    Somali yaa stupid Qaabil waley ninkani waa nin Somali ah oo xukunka uu qabtey Somalida degen Itobiy siya waqtigiisa inatad dhuukena ku ba bin lahayadeen Qaabil wuxuu uu qabto dadk aSomaliada ah ee dhulkaas degen.anago leh dawalad is ma musha ayad dalkii dhama uu dumisaen Qaabil Qurbihiina waxaba kama qabtan caruurtinii jailal,wax laqato iyo iyago is dilaya dal iyo dibadaba waxa tihiin dad jahiilin ah oo Qaabil wareyey.

  25. Binary Operation says:

    big boy

    ahlan wasahlan muwaadin, aniga xaal ka siinaya af xumada uu sameeyay caynabo boy.

    kolka kusoo dhawoow gacmo furan oo somaliland nimo ah.

  26. Binary Operation says:

    caawa cagdheer jar dheer bay ka dhacday,

    kacdoon kii isaaq iyo dir ba guulaystay.

    viva baan leeyahay oromo

    viva baan leeyahay dir iyo isaaq

    viva baan leeyahay abiy axmed

    viva baan leeyahay madaxweynaha cusub ee ddsi axmed shide.

    • Cali says:

      Beesha Jidwaaq maanta sharaf weyn ayaa ku leeyahay Soomaali dhexdeeda, waxa uu hiilisay cadaalada iyo xaqa iyo Soomaalinimada, waxaanay uf tifhi qabyaalad iyo xaqdaro.

      Jidwaaq waa sida Dhulbahante dad dhaqan leh oo ummadaha kale nabad iyo sharaf kula nool. Marexaana soomaali kale Somalia si wanaagsan kula nool, waaba uu madaxweyne.

      Maxa Ogadeen sharafti ka qaaday?

  27. Xidaar Xashi says:

    Calool xumo alleylehe ninkii ciil qaba baa og adeer nimankiina dirta ah iyo kuwa irirsamaalnima u diriraya gabigiinaba hadi la kulmiya kama tira badnidiin Ogaadenka idin la daga ee mid garta inagoo xilka hayna baan isla markaana mucaaraad ku ahayn micnaheeda ma ahan inaa walaalkey xil iyo nabad intaba ka waaye ee xurgufta iyo xagxagshada meesha taala waa masiirka iyo aayaha mustaqaqbalka ubadka yaga looga tagaya sida xoqooda meel loo dhigi lahaa




Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...
War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...