dahabshiil

Wariye Naciima Nayruus Oo Ku Soo Biirtay Hawl Wadeenada Khaatumonews.com

Dhamaan shaqaalaha iyo maamulka sare shabakada khaatumonews.com  waxaa ay soo dhaweynayaan wariye naciima nayruus oo kamid noqotay hawl wadeenada  websitika khaatumonews,

 

Naciima oo kamid ah shaqaalaha xafiiska gobolka sool ŵaxaanu leenahay soodhawoow ilahayna haku fudeedsho shaqada iyo hawsha adag ee aad nala qeybsanayso,

 

Dhamaan bulshada somaliyed ku xiran shabakadana waxaanu leenahay markasta wåxaanu  diyaar idiinla nahay shaqo hufan iyo shaqaale daacad ah,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Dablariday says:

    Maanshaa Allaah, Naimo Eebbo Ha Kula Garab Qabto Hawsha Adag iyo Waqtiga Adag Ee Aad Bulshadaada U Mutaddawacday…..Gobannimo

  2. Boqorada Laaska says:

    welcome yarta shidan

  3. Yackud tag says:

    hhhhhhhhhhhh welcom baan leenahay garaad inanta cusub

  4. WARAN says:

    MISKIINTA YAA U SHEEGA KUWA KASTUUMO FAQASH FAQASH SOO MALMALLUUQAA INAY KADDAABIIN MUNAAFIQIINA YIHIIN OO KHAATUMADEEDA SEEJINAYAAN.

  5. Adam says:

    WARAN hooyadaadii dhilada ahayd we hargeisa Ku geerashayn jirtey was e daraawiishta ka leexo

  6. Hassan Hussein says:

    Soo dhowoow hawl wadeen Naciima Nayruus.Website-ka Khaatumonews wuxuu ka mid yahay webiteyadda Somalida kuwa ugu horeeya ee loogu jecelyahay.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...