dahabshiil

War Deg deg: Jabhada ONLF Oo go’aan ka gaadhay dagaalkii ay kula jirtay Ethopia

Jabhadda ONLF ayaa magaalada Nairobi maanta kaga dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac, ka dib muddo tobanaan sano ah oo ay dagaal kaga soo hor jeedday dawladda Itoobiya.

Qoraal ay soo saareen ayey ku sheegeen in xabbad joojinta oo dhaqan galaysa 12ka duhurnimo ee 12ka Agoosto ay salka ku hayso “baaqa nabadeed ee hogaamiyaha Itoobiya Abiy Axmed, iyo talaabooyinka ay xukuumaddu qaadday ee ay aasaaska ugu dhigayso wadahadallo nabadeed”.

“Waxaan u aragnaa in xabbad joojintu ay dadkeenna maslaxad u tahay”, sidaa waxaa yiri C/qaadir Xasan Hirmooge (Caddaani), afhayeenka ONLF, oo Warbaahinta la hadlay isagoo jooga Nairobi.

“Waxaan diyaar u nahay in maadaama dadkayagu ay muddo dheer dulmi tirsanayaan, in miis dushii lagu xalliyo dhibaatooyinka aan tirsanayno oo aaya ka talin ka mid tahay oo nabad gelyo ka mid tahay, oo xuquuqo badan oo kale ka mid yihiin” ayuu sii raaciyey Caddaani.

Wuxuu sheegay in arrinta xabbad joojinta halka dhinac ah ay isla soo qaadeen dawladda Itoobiya, Sidoo kale Itoobiya weli wax jawaab ah kama aysan bixinin baaqaas.

By,Liibaan Qaran

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. darodboy says:

    xaylasalaase mingidte.melase.hada abiya aya idin xukumaya onlf waa magacqabiil badala dhuka waa laidin ladagaa doqomayahaw aogeen.onlf wara waxaas waxa kuhadlaya waa in lagumaystaa.waa sax .kiiyimadaba ha idin xukumo dibada wareega dhaanto cusub keena.

  2. Wiil Waamo says:

    Waxa Soomaali ku wargelinahaya in nin argagaxiso ah la yiraahdo Axmed Madoobe in uuusan ahayn nin Somalia uu dhashay waa nin reer Qabridahare(somali galbeed) saa hada nahay Soomaalida Waamo Jubbaland waxa aan Soomali leenahay waa in hubka qaadatiin lana dagaashan argagaxiso Axmed Madoobe.

    Ogadeen caqli ma lahaan, inta uusan budhbudhin Jubbaland waa in kursiga laga tuura argagaxiso Axmed Madoobe.

    Waamo saa bugaagata talyaaniga iyo ingriiska ku qoran waa dhul Majerteen 80% mana ayasan ahaan wax aan aniga iska ir bugaagta gaalada ku jidha.

    Ogadeen ha aado NFD, ha aado Godey, Kismaayo dad ayaa iska leh, Kismaayo ma ahaan Jigjiga aad Soomali ku gumaadayseen.

  3. Lafaruugaawi says:

    Wiil waamo
    Waad barooranaysaa Sida xaawaleydee Gipsian ama Kurdish Doqmo daarood iska xoreeya nacalla habartii ku yaalee war Hawiyow Bustaha habayaca goormaad iska tuuraysaan saa Daarood isku xaaraa idin bahdilay oo Xamar iska daayoo Jula juwaay ilaa Galkacyo idinku gumaysta war dhiig yeesha haddii kale anagaa karbaashaynee noo baneeya xunka xunku dhalay ee ilma xaar maajo
    Viva somaliland Republic

  4. darwiishland says:

    duli ku baxa aragti yaraa. bal yagaan cidi wax lagaadhin ayay ku dhawaaqeen xabad joojin.
    ujeedkoodu waxay is lee yihiin ina iley halaydin ku bedelo. laakiin waxay garan waayeen in maanta ina iley tusaale u yahay cidkasta oo tiraahda miis dushii ayaanu wax ku qayb sanaynaa . war ina iley oo ahaa dameerkii ugu xumaa oo soomara dadkan xagee ku danbeeyey . maanta onlf waxaa laga rabey in ay dhahaan soomaalay na soo raaca , waa kaas ina iley gii daba dhilifka naqday ,laakiin wadadii ina ilay maray ayay maanta yana marayaan. waxaase muuqata in onlf sidii ictisaamkii naarta ku daaday diintina ka tegay jawaasiisna noqday ay yana waayaan kalsoonidii dadka. maanta inay dama maraan halgankii waa nasiib daro. ogaada ninkii tareenka maanta ka hadhaa isagaa is dhigay meel xun. shacabka soomaali galbeed maanta ina iley iyo onlf iyo tuugo gaalo hoos jiifasata looma joojinayo , dagaalku wuu sii soconayaa.

  5. Kenadiid says:

    Madaxweyne Faroole ayaa yiri hadalka saxda ah:

    “Ogadeen Somalia ma Dego”

  6. Faarax says:

    DEG DEG

    WAR NAXDIN LEH OO FILAN WAA SOOMAALI KU NOQDAY MEEL AY ADUUNKA KA JOOGAANBA

    Oday beesha Jidwaaq ah ayaa Sir Culus ka Bixiyay Social Mediaha

    / Beesha Majerteen(Puntland) ayaa Cabdi Iley(liyu boolis) lacag ku siin jirey inu laayo beelaha Marexaan, Habar Gidir, Dhulbahante, Isaaq /

  7. Binary Operation says:

    maxay xabad joojin ku dhawaaqaan,

    ma awal bay xabad ridi jireen?

    dib jirka kaymaha ku dhuunta ee maganta ku ah bay ahaayeen injirtuna ku gashay.

    waa i maqlaay iyo i arkaay uun weeye teedu. lol kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...