dahabshiil

War Deg Deg Ah:Maxaa ka jira inuu is-casilay Masuul ka Tirsan Dawlada Somalia

Waxaa baraha bulshada qabsaday qoraal la sheegay inuu yahay is-casilaad uu gudbiyey agaasimaha Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliyeed ee NISA Xuseen Cismaan Cismaan (Uurkus).

 

Qoraalka is-casilaadda oo si fiican loo habeeyay ayaa khaladaadka ku jiray ay ka mid ahaayeen inuu agaasimaha is-casilaadiisa u gudbiyey Wasiirka Amniga iyo eedeyn qaawan oo ku lid ah agaasimaha madaxtooyada iyo madaxa shaqaalaha NISA, waxaana la xaqiijiyey in qoraalkaasi uu yahay mid gacan ku sameys ah [Fake].

 

Dad fara badan ayaa qoraalkaasi soo dhigay baraha bulshada oo qaarkood ay yihiin mas’uuliyiin iyo saxafiyiin aan hubsan qoraalka, iyadoo qoraallada noocan ah ay si weyn ugu soo kordheen baraha bulshada.

 

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in agaasimaha NISA la saaray cadaadis xoog leh oo keenay in laga xayiro akoonada Hay’adda NISA ee Bankiga Dhexe, iyadoo aan weli xal loo helin qalalaase ka dhex taagnaa maamulka sare ee Hay’adda Sirdoonka markii shaqada laga joojiyey taliye ku xigeenadii NISA.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Qaybdiid says:

    Somaliya waxa ku degey maxaan cunaa. ” Nin soori kaa qaaday waa nin seefi kaa qaaday”. Dal la wada beecinayo, ka Hargeysa joogga waa iib dhanka uu maamulo, sidoo kale ka Garowe joogga waa iib dhanka uu jooggo, inta kale iyaga waxa laga maamula hal meel oo iyaguna waa iib. Waa ” lulu Moppet”. Xilka ay sidaan maba oga. Dadka yaqaana english-ka doodan si fiican u dhuuxa…

    https://www.youtube.com/watch?v=twivqrDHAc0




Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...
War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...