dahabshiil

Sawirada Dekeda Muqdisho Oomudo Badan Kadib Dibushaqysay HaBeenimo

Dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in Dekedda Muqdisho ay shaqeyso xilli habeen ah ka dib markii dhawaan uu Madaxweyne Farmaajo Amray in si deg deg ah dekedda Habeenkii looga shaqeysiiyo.

Raiisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mahdi Maxamad Guuleed ayaa furay in Dekedda Muqdisho ay shaqeyneyso xilli habeen ah muddo ka badan 20-sano kadib.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Beyle ayaa sheegay in tilaabaddaan ay tahay mid sare u qaadeysa dhaqaallaha Soomaaliya.

Guddiga loo xilsaaray in Dekedda ay shaqeyso habeen ayaa maalmihii lasoo dhaafay lahaa kulamo joogto ah , waxaana ugu dambeyntii ay Caawa ku guuleysteen in dekedda habeen iyo maalinba ay shaqeyso.
Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...