dahabshiil

Fadeexadii Ka Dhalatay BOGA TWitter-Ha’yadda WHO Ee ITooBiya

Addis ababa (OWN) Bogga Twitter-ka ay ku leedahay ha’yadda caafimaadka adduunka ayaa fadeexad ka dhatalay kaddib markii mid kamid ah shaqaalaha ha’yadda uu kusoo qoray qoraal uu ku aflagaadeynayo qof shakhsi ah oo aragtidiisa ku qoray bartiisa gaarka ah.

 

Qofka loo jawaabay ayaa markii hore bartiisa gaarka ah ku yidhi “dadka dhibaatada ka wado dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya waxaa maalgelinaysaa dowladda federaalka Itoobiya”.

Wuxuu intaasi ku daray in dadkaasi ay doonayaan inay dowlad deegaanka soomaalida ee Itoobiya ay ka huriyaan dagaal qabaa’il islamarkaasna uu qorshuhu yahay in kicinta qabaa’ilka la doonayo in xilka looga tuuro Cabdi Maxamuud Cumar.

Qof aan la magacaabin oo isticmaalay barta Twitter ee hay’adda caafimaadka Adduunka WHO xafiiskeeda Itoobiya ayaa si filanwaa ku noqotay dadka bartaas ku xidhan ugu soo qoray hadal qadaf ku ah qofkii aragtidiisa qoray. “Beenlow! Si fiican ayaad u ogsoon tahay cidda malgelisa ciyaal suuqa. Xaqna uma lihid in aad u nisbayso xukuumadda federaalka adigoo xigasho dhex galinaya” ayaa lagu qoray barta WHO Ethiopia ay ku leedahay Twitter.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)




Deg Deg Daawo Video:Xildhibaano iyo Wasiro U Jawaabay C/wali Gaas,
- Sep 21, 2018
Hadal maalinimadii shalay kasoo yeeray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Gaas ayaa siweyn u ...
Deg Deg Daawo Video:Madaxweyne Cagjar Oo Ka Hadlay Mowqifka ONLIF iyo Arrimo Kale.
- Sep 21, 2018
Madaxwaynaha dawlada degaanka Somaalida Ogadenia mudane Mustafa Cagjar isaga iyo wafdi kale oo matalaya ...
Deg Deg Daawo Video::Muuse Biixi oo Dajiyay Qorshe Cusub Oo lagu Dilaayo Shacabka SSC,
- Sep 20, 2018
Shacabaka magaalada laascaanood ayaa ka hadlay qorshe halis badan oo lagu badhtil maameedsan karo ...
Deg Deg Daawo Video:Shacabka laascaanood Oo Ka Digay Halista Horgal Baashe Iyo Ina Kaahin,
- Sep 20, 2018
Iyadoo maalmahan ay magaalada laascaanood ku sugnaayen horgal baashe maxamed faarax oo ah gudoomiyaha ...
Daawo Video:C/wali Gaas Oo Beelaha Bay iyo Bakool Ku Qaaday Weerar,
- Sep 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Cabdi Weli Maxamed Cali Gaas, oo ka hadlayey magaalada Badhan ee gobolka ...