dahabshiil

Af Hayeenkii Wasaarada AMniga DF Oo Magaalada Hargysa Laga SOO BACiyey

[KHAATUMO NEWS.com] – Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay is hortaagen Afhayeenkii hore ee Wasaarada Amniga Somalia Cabdi Casiis Xildhibaan oo safar aan laga sii warqabin ku tagay magaalada Hargeysa.

Ciidamada amaanka ayaa Cabdi Casiis Xildhibaan ka celiyay Garoonka Hargeysa xili uu doonaayay inuu gudaha u galo magaalada.

Ciidamada ayaa Afhayeenkii hore ee Wasaarada Amniga Somalia Cabdi Casiis Xildhibaan ku wargaliyay inuu yahay ajnabi lagana doonaayo inuu la imaado warqadaha fasaxa ee uu ku galaayo magaalada, iyadoo markii danbe dib loogu soo celshay magaalada Muqdisho.

Afhayeenkii hore Cabdi Casiis Xildhibaan, ayaa safar maalmo qaatay ku joogay magaalada Garoowe, hase yeeshee qoraal uu sii dhigay beejkiisa ayaa loo sababeeyay diidmada uu kala kulmay ciidamada amaanka Garoonka Hargeysa kadib markii uu qoraal aan munaasib aheyn kasii hormariyay safarkiisa.

Cabdi Casiis Xildhibaan oo lagu sii sugaayay Garoonka Hargeysa ayaa saacado kooban lagu hayay Garoonka, iyadoo markii danbe dib loogu soo celshay Muqdisho.

Maamulka Somaliland ayaa dhowr jeer Garoomadeeda ka celisay mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Somalia kuwaa oo safaradooda lagu tilmaamay mid sharci darro ah.

Wasiirka amniga Xukuumada Somalia Ducaale, ayaa warqad kasoo baxday xafiiskiisa xilka looga qaaday Afhayeen Cabdi Casiis Xildhibaan, kadib markii hadalo dhaawacaaya dowlada uu la wadaagay warbaahinta madaxabanaan.

Si kastaba ha ahaatee, Cabdi Casiis Xildhibaan oo xilkii laga qaaday ayaa tan iyo markii uu xilkiisa waayay ahaa mid u dhexeeyay magaalada Muqdisho iyo Gobolada                                                                                                                                          KHAATUMO NEWS24.com                                                                                                                                                             [ a XAFIISKA SOOL LACSAANOD ]

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 7)

  1. Yusuf says:

    Wuxuu uu aad u jeclaa in jeelka Mandheer lagu soo cuno si dabeeto loo wada maqlo xadhigiisa badeetana hadhoow loogu naxariisto ama shaqa kale laga siiyo dawaladda Somaliya

  2. universita nazionale says:

    xildhibaanka sharaf bay u tahay in uu ka dego garoonka diyaarahadaha ee somaliland sawirana ku galay,nasiib ayuu leeyahay haddii aan loo dirin jelka weyn ee mandheera,liinta dhanaan haku soo cabee.

  3. Lafaruugaawi says:

    Kkkkkk doqonkii reer London ee paranoid ka ahaa oo somaliland caayi jiray firxad Hargeisa ma ku soo galay kkkk Xil ma dhibaane ha la qabto waa Faqash faqash askartii AFWEYNE ahaan jiraye oo mujrim ah.Hawiyaa soo karbaashay saaxiibkii Awliyona waa la sugayaa ILMA XAAR MAAJO

    • WARAN says:

      DHALFORUUGAAWI
      Xildhibaanku meel walba isaga ayaa kaafa karaamo iyo wadiifadba weyn waayo dee khaniis maaha sidaa daraadeed adigu mar hadaad khaniis tahay futadaada uun u tali IDIOT

  4. Caynaba Car Dhacso says:

    Inuu waliba jeelka mandheera liinta ku cabaabay ahayde wayba u naxariiateen oo ku yiraahdeen DHUUSADAADA naladhaaf!!

    Hhhhhhhhhhh

  5. Ali yusuf says:

    Waran waxan u maleynaya inaad tahay kuwa dabada ka qaata waayo aad ayaad u hadsl hsysa

  6. Qaadiro says:

    may garaacaan kelebka




Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...
War Deg Deg Ah::Dagaal Culus Ka Qarxay Duleedka Gaalkacayo.
- Aug 20, 2018
Dagaal udhaxeeyey Maleeshiyaad Ku kala Abtirsada Maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta waxa uu ...
Deg Deg Daawo Video:Kulan Dhexmaray Dagaal Huriyaasha Bahrarsame iyo Cumar Maxamuud.
- Aug 20, 2018
Waxaa Deegaanka Cariska cagaare ka dhacay kulan loogu qabtay  xubnaha dagaalka bilaaba ee ka ...