dahabshiil

War Deg Deg Ah:Xaalada Tukaraq Oo Saaka Kacsan iyo Wararkii Ugu Danbeeyay,

Xiisad Dagaal Ayaa Saaka laga dareemaya Jiida Colaada Tukaraq ee isku Horfadhiyaan Ciidamada Soomaliland iyo Kuwa Puntland,waxaana halkaasi halkaasi Gaadhey Xubno Wasiiro Puntland oo soo Indho Indhaynaya Xaalada Iyo Ciidamada.

waxaa saaka Xiisad kacsan laga dareemaya Ciida Colaada ka taagnayd Sida Goob Joogayaal U Sheegayaan Khaatumo News Labada Dhinac Ayaa Dhaq Dhaqaaq Ciidan saaka Aroorti kadib Bilaabay.

 

Puntland waxay Sheegtay Inay fariin u Dirayso Ciidamada U Dhashay Gobolka Sool ee Kujira Maamulka Soomaliland Inaysan Xaq daro Ku Dhiman,Iyagoo Dhulkoodii Ay Difaaci lahaayeen Xabad U haysta oo dagaal Kula Jira waxayna Ugu baaqday inay iskaga Soo baxaan.

 

Puntland Ayaa Garoowe Ku marti Galinaysa Oday Dhaqameedka Gobolka Sool Si Odayaashaasi Wiilashooda Ugu Diraan Fariin inay Iasaga Soo baxaan dagaalka

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 21)

  1. Zbdi Maratoon Darwiish says:

    Jugjug weeye,shaashadaha, beenaha lagu jillaayeeee,
    uma jeelanii,Jaalahaaga,Qalbi iga janjeedheeeeeeee,
    Nin Jiilaalo Horreee Cadaw kuugu Jebiyey,Jaalle
    Nimadiisu,waa dhegba jalaq haw siinNeeeeeeeeee,
    Ragbaa Jidka ku Jeexanaaya,jeexyadeyda dheregta
    Lalo Jiifeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    jiiilaalo Cadaw igu jeeraareynaayey,kii ii jabiyey,
    jaale Nimadiisu,waa dhegba jalaq haw siinneeeeee,

  2. Abdi Maratoon Darwiish says:

    Jugjug weeye,shaashadaha, beenaha lagu jillaayeeee,
    uma jeelanii,Jaalahaaga,Qalbi iga janjeedheeeeeeee,
    Nin Jiilaalo Horreee Cadaw kuugu Jebiyey,Jaalle
    Nimadiisu,waa dhegba jalaq haw siinNeeeeeeeeee,
    Ragbaa Jidka ku Jeexanaaya,jeexyadeyda dheregta
    Lalo Jiifeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    jiiilaalo Cadaw igu jeeraareynaayey,kii ii jabiyey,
    jaale Nimadiisu,waa dhegba jalaq haw siinneeeeee,

  3. Guulwade says:

    Harti sanadkan ama waa gunimo ama wa gobanimo. Aan ka warsug no. Waxaad maqlo doontaan jeegaanta oo leh. GAAS UBIXIYAY. MORGANKA 2AAD.EE LABIDA GAATAMA.

  4. Asad says:

    Waa in la dilo Ninka ka mid ah dadkaaga oo la safta caddow isagu dhaqaale dhaafsanaya dadkiisa, dalkiisa, sharafkiisa iyo cirdigiisa..

  5. Weger says:

    War looma baahna buqlaand madheer dheer war dhulbahante waa soomalilnd

  6. Weger says:

    Warka dhaafa buqlaand madheer dheer wax natusa, dhulbahante waa soomalilnd

  7. Hirad says:

    Ma caruur baa loo sheekaynayaa is bihinbihintu waa maxay
    Dhulbahnte dhulkiisuu joogaa in leysku dhuftana wuu ka caqli weyn yahay

    Gaalkacyo Galmudug bey raacdey maamul ahaan Bosasona caasimad puntland bey noqoneysaa

    Kootadii maxamuud saleebaan waa gebo gebo

  8. Hassan says:

    Cududda ciidanka Dhulbahante waa Khaatumo, Khaatumana waa Somaliland.

  9. Warsame says:

    War haku mashquuline Horgal xume oo isba tiisa uliita bahasha Rida

  10. Warsame says:

    Tani iyadaa iska abtirsan marka xinjiro dhiigleh lakala furto

  11. Warsame says:

    Shacabku walaahay waa diyaar Idoorna taas waa ogyahay waana sababta ay waxan nabad ku sheega ah ugu hadaaqayaan

  12. leopon says:

    NUH TANI. wuxuu yidhi puntland kuma soo noqonayso Tuka/Raq. Khudbadii biishii may. sanadkaan uu kajeediyay tukaraq hadalkiisii wali wax buriya lamahayo.

  13. Caabudwaaq says:

    Leapon:
    Xaaladu markay faraha ka baxdo ayaad ogaan oohinta iyo baroorta kaa yeerta,
    Waana sugeynaa ee is Adkee.
    Hadaan dhaanto lagu tuman meedkaaga xaniinyo iguma jiraan sxb.
    Dagaalkan puntland wado waa dagaalkii qarniga waana mid taariikh Kuu noqonayaa.

  14. Mohamed says:

    Isaaqow faan dhamaa,sheeko tagtay, dhulbahante midow, majeerteen israace, maxaad falin sxb?

  15. Haliye says:

    Ciyaal baa qora webkan iyo Puntlandtimes, dad waawayn waxaan ma loo sheekayn karaa? MYA, MAYA.

  16. Hirad says:

    Haka xishoon ee soo qor degaamada saaka ay al shabaab puntland ka qabsatay sida af urur ee cid qori ku fiiqda la waayay ileen ciidan beeleedkii puntland waa intan tukoraq joogte

  17. Mujaahid SNM says:

    Faqash kurdish daarood maba xishoodaan waxay rabaan beey ku hadlaan . Waryaada dhego ma idiin duleelaan Sool , Sanaag iyo Cayn waa dhul SNM , SOMALILAND , DIR haddaad wax kasta suubisaan laga yaabo in aad naga kicisaan taako ka mid ah dhulkeena . Our message is clear and no diplomacy waxaa inoo ballan ah YOOCADA.

  18. Lafaruugaawi says:

    Madheertenia afka nool halamash naagood Garoowe intey is lahaayeen difaaca ayaa Boosaaso loo daba maray oo maleeshiyo aan haybtooda la aqooni AF URUR ku xasuuqday Boosaasona 15 km bay u jiraan .
    Waar dibu yaaca oo Boosaaso difaacda fulay yahay Somaliland Republic iskama difaaci kartaane.
    Viva somaliland Republic.

  19. leopon says:

    @ caabudwaaq magaacaaga soo qaaado reerka magaciisana udhig jaahilyahaw/jaahiladyahay.

  20. La ye says:

    Beryahan magacyadii daaroodkaan arkaa iidoor is awagashle iska qurxinAyo sida coffin libaax alley ha u naxariistee nin dhulbahante ah Oo Gallo’s la organ jirey baa beri qolo iidoor ah eryadey saa waxay ka galeen buuraha shiikh waa dambe baa isagoo duulaan ah kuwii Oo geedi ah naxdintii bay yidhaaheen alla waa isagii suuye I badisiinee imminka kan ciddi libaax isu cinaamadey na badiyee war soo qaado magacyadiinii sida futa jaambad iyo ina laambad wixii la Odin odhan jirey kariba maynee liibaane




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...