dahabshiil

Itoobiya oo dalab yaab leh u dirsatay dowlada Boqortooyada Sacuudiga

Madaxa xafiiska ra’isul wasaaraha Itoobiya Fisum Aregga ayaa wakaaladda wararka ee Reuters u sheegay Itoobiya si ay uga baxdo dhibaatada dhinaca lacagta adag ka soo food saartay ay Sacudia Arabia ka dalbatay iney hal sano shidaal deyn ku siiso.

Wuxuuna intaa ku daray codsiga dowladda inuu yahay mid horay u sii qorsheysnaa si baahida shidaalka dalka loo daboolo.

Baahida dhinaca doolarka oo dalka soo foodsaartay iyo dhibaatooyin la xidhiidha adeegga aasaasiga ah oo ay waddooyinka ka midka yihiin ayaa waxay sababtay hanti ka badan 1.6 milyan oo tan in dakadda jabuuti ay ku uruurto.

Itoobiya waxay dhawaan si weyn u hadal haysay baahida dhinaca lacagta adag oo dalka u habsatay.

Ra’isul wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Axmed Cali isaga oo baahidaa ka duulaya wuxuu dhawaan amar uu ka bixiyey muwaaddiniinta lacagta adag gacanta ku haya iney bangiyada ay ku soo celiyaan oo ay ka sarriftaan maadaamaa sarrifka bangiyada dowladda iyo kuwa suuqa madow uusan farqi u dhaxeyn.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. BUHODLE says:

    process of collapsing, nice.abiysyinia is already collapse.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...