dahabshiil

Deg Deg Daawo Video::Madaxweynaha Puntland Oo Waraysi Xaasaasi Ah Siiyay Puntland Tv iyo Arrimaha Uu ka Hadlay,

Madaxweynaha Puntland C/wali Gaas Ayaa waraysi Xaasaasi  ah uu Siiyay PuntlandTv  waxaa uu uga Hadlay Xaalada Deegaanka Puntland iyo Arrimaha  Siyaasada ee xiligan Ka taagan Puntland iyo Tan duulaanka Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 6)

  1. Abdi Maratoon Darwiish says:

    Adoo Gaabisa,Xilkaagiina Gudanwaayey,
    Godobiyo Gadaafooyin Gallaay Dano gaarihii
    Kuu GuntanyihiinNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Shaashadaha ood ka Goodisoo,Layguma Gaasiro
    Guuldarooyinka kuu Gaaraheeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Hoggaaniyo ma Geydiid,Garasho Guurtieeeeeeeee,
    gedaadu waa Hoggaan kaad Gudan weydey, halay
    Gaasa Bixiyeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Gobalka Sool waan U Gurmanayaa,Guuguuluhu hakaa
    Gurroooeeeeeeeeeeeeeeeeeddddeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Gaaboon Ninkii Gorgoro ka Gadey,Raqdeeda inuu
    Goobo,waa middaan iga GadmeynNeeeeeeeeeeeee,
    Daraawiisheey,waa inaad Geyigiina u Gunta TaanNeee,
    Garoowe Gadaafaha Guracan Ee Gaabisku Garanayneeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Haku Kadminnaa,Harti Kaalmo lagu Kasbanaayoeee,

  2. Halgan says:

    Madaxweynaha degdega halaga daayo jeegeenta 27 sano bay ciidan ugu talagaleen inay puntland deegaamadeeda inay burbutriyaanrabeen waa loodiyasrgaroobayaa. Waayo hada ciidanka waa 10kun oo askari waxay gaarayaa n. Labadigataama. Haduu xoreeyo. Jully. Waa madaxweynha 10 sano ee soo socda. Waa Inuu joogaa. Waa aqoonyahan midankara harti. Si meesha looga saaro jeegaanta is mahadsay ee dhulka harti doonaya inay magac ku helaan. Dagaal .aan cidanka puntland WAXYEELO soo gaariin baana la qaadayaa jeegeenta kuma dhexdagaalami karaan dhulka puntland waxaan ka hilinaya geedaha iyo buuraha. Shacabka. Nina kumaguukaysto deegaanuusalahayn. Taariikhxumo harti way hadhaysaa kuwa iska yeel yeelay ee doonaya beelkamida darood inay gun kadhigaan iyana laandheere waxay citiraafka waayeen inay sool kugalgashaan waa jabkooda wuxushtaa hargaysa kayimid. Ee daga 200km kaliya ogaada. Darood waa qoomiyad. Halka idoor yihiin qabil laba magaalo dega oo cusuriyiina. Ma asxaabay usamayn kuwii xiray. Naciimo qorane. Maxaad xamar u tagtay miskiinka. Ay guurka kaga ciyaareen ee xabsiga dhigeen meeshay aroosi lahayd. Raaxada dhaafayiyay Aduunka waa in lageeyaa. Labida dhaqaalaha laga karaa waxba nabad ha yeelimayaan puntland waato waa dhulka aan qaato oo kudawarsado. Iyo istus beena dawlad baan ahay .ogaada Aduunka lama arag dawlad qabil sheegta. Qaranka been ah gabdhaha dhulbahante. C
    Xabsiga kabuuxuyay una bixitsy ragooda gabdhi keentay ninka garxajis xaqisa diiday yuu asxaan u sanaynaa guul puntland harti hawato. Hawiye guul ra an wayn guul somali nimada nadeeqa iyo was ajir. Doqomada hargasa iyo burco jooga maxay meesha kuhayaan. Waxay yiraahdaan waa na la laayay soo ma oga in 77 somali badan ku halasgsantay oo qabiil walba leh.soo ma ga in sayidkii cidanka isii la duqeeyay. Baxdaa dhuuqso.hargaysa iyo burco jeegaanta wuxuushta idoor. Somalidiidka. Gaala jacaylka. 60 kuwaashay. Iyo qaran beena. Somali wax mataro an in iyaga waxlataro mooyee .ogaada dhunatada. Hawiyaha raxanwayn ta. Daroodka .way kufarxaan. Hargaysa iyo burco waxay kutaraan daaya Markay maqlaan wax baa dhacay. Way kujeesjeeseen dibada somalida Markay gaalada utagaan waxay yiraahdaan anaga kaliyaa aqoon leh juuraafi beena. Calanka beena. Hadal beena. Dhaqaalaha ay lahayn oo ku kibreen ee kayimaada. Somaliya iyo killikashanaad. Ku kibreen.

  3. Abdi Maratoon Darwiish says:

    Halganneey,Hodadoo Laysku Habboo,Horraan uga
    Hirraabteeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    harti Kuwa Hagar Daameynaaya,Isaga Hiilinaaya,
    Haygu Habiin Hododoo Hartinimo Horraan ugu
    Hodmayeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Huuhaada,Hilba Geel kayga oo Laga Hinqadoo,
    kama Higil Sareyso,Hoggaan La Gaaso Baxsadoeee,
    hLganeey,Hartiga waan u Heela Naaeeee,Hadimada
    Duul ay Hanti u Tahaaa,Haadaan ku Hubsadaeeeeee,
    Kuwii Hoobaantaan Haaneedka u Qaboo ku Heshiiney,
    Hororada, markey u Hibeeyeen,layguma Hoddooo Harti
    Nimadoodeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    maandhey,Haku Hawshoon,Hagardaamo Aan hore
    U Hubsaddaeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,
    Addoo Hawlahaaga ku Haggaagaa,kuu hiigsi Horumar
    Haggaag SanNeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeeee,

  4. Abdi Maratoon Darwiish says:

    Halganeey intaa waxaa ii Raaca,waan kaaga mahad
    Celinaayaa,Ama kugu sabooraayaa Niyadaada Hartinimo,Ee Aad Muujisatey,Qofkasta oo Hartinimadu
    ka Dhab tahayna,Waxay u Tahay Dhiiragelliin,Ama ku
    Hirashoo,Lk waxay? Tahay kuwa Hartinimada ku Awr
    Kacsada,Yaa Runta u Sheegayaaaaaaaaaaaaaaaaa,
    oo xigmadu Odhaneyso,Hadii Layahay Dad Hal Duud
    Ka wada yimiii, maxaa keeney in hartiga Lagu Murraad
    Saddoeeee,oo marka Hawl Aduun ku Dabarto ay dad
    Gaarihii, hartiga jeebada ugala soo Baxaan,

  5. Mo abdi says:

    Masha allh madaxweeyne allaha noo kaa daayo..cabdi weli/khadar

  6. Hassan says:

    Maxaad kala socotaan qodobaddii ka soo baxay heshiiskii istiraatiijiga ahaa ee taariikhiga ahaa ee beesha iyo siyaasiyiinta Dhulbahnate(Khaatumo)iyo xukuumadda Somaliland.
    https://youtu.be/05MOiO5id_I




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...