dahabshiil

Deg Deg Daawo Video:Cabdiraxmaan Ciro Si Kulul Uga Hadlay Xaalada Deegaanka SNM iyo Dagaalka Tukaraq.

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Ciro ayaa si adag uga hadlay xaalada siyaasadeed ee maamulka Somaliland oo hada gabal u dhacay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Sidoo kale ciro ayaa ka hadlay dagaalka tukaraq kana baaqay in  xabada iyo colaada loo badalo wadahadal iyo waanwaan.

Ciro ayaa sheegay in muuse biixi ku fashilmay  siyaasada  dibada iyo gudaha islamarkaana gad’oon ay ku jirto somaliland.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Waali ictiraaf says:

    RUNLE WAAYO SIYAASADOODA WAXEEY KU ARUURTAY IN FARMAAJO LAYSKU SAWIRO
    ICTIRAAFKIINA WUXUU NOQDAY IN SHACABKA BEEN LOO SHEEGO LANA CABURIYO.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...