dahabshiil

War Deg Deg Ah Dhagayso:Saraakiil Ka Goosatay SNM Oo Garoowe Lagu Soo Bandhigay Maanta.

Wararkii ugu dambeeyey ee Khaatumonews ka helayno magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa sheegaya in goor dhoweyd lagu soo bandhigay saraakiil katirsanaa ciidanka Soomaaliland.

HALKAN KA DHAGAYSO

Saraakiishaan ka soo goostay ciidanka Soomaaliland ayaa waxaa magaalada Garoowe ku soo dhoweeyey taliyayaal katirsan ciidanka Puntland.

Xubnahan oo Ahaa laba Sarkaal oo ka soo jeeda Gobolka Sool ayaa Ka tirsana maamulka Muuse Biixi gaar ahaan Ciidanka Loo yaqaan Asluubta.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 1)

  1. Halgan says:

    Magacya malha miyaa saraakiisha




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...