dahabshiil

Deg Deg Daawo :Xubno SNM Ka Goostay Warbaahin Kula Hadlay Garoowe

Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Puntland ayaa magaalada Garoowe kusoo dhowayey Labo sarkaal oo horay uga tirsanaa Ciidanka Asluumta maamulkaa Hargeysa ee ku suganaa Gobolka Sool, kuwaa oo isaga soo tegey ka hoos shaqaynta maamulkaas,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 3)

  1. Dhalan dhool says:

    Waxaan uubateeyaba tolkay ooda soo jabi
    Soo hoobo

  2. Warsame says:

    Oday awalba adoo Cimrigaa joogaa khalad bay ahayd inaad Idoor ufataasho balse caano daatayba dabadood laqabay soo dhawaada

  3. Lafaruugaawi says:

    Weekiyo fatuuto !!.
    Muxuu xoreyn karaa waabuu asaassqaye duqaan daalay shaqada Jamhuuriyadda somaliland wey ka fadhiisisay laba wiig ka hor wuxuu noqday RETIREMENT ee BUQLAYN ma igu sawir baa xaalkeedii ku damberyay ma faataadhuglayn bay ka ahayd waxbaannu xoreynaynaa .
    Waar illayn Halamash naagood waa madheertii madheerteenia uun oo caqligooduba waa (af nooli wuu hadlaa Eyna wuu ciyaa Barking dogs uun iga dheh) Wallee Somaliland Republic laga gooji.
    Xayaa
    Al
    Jamhuuriyatul
    Arda
    Soooooooomaaal.




War Deg Deg Ah Dhagayso:Dil Foolxun Oo Ka Dhacay Qardho iyo Garoowe Dhexdooda,
- Aug 20, 2018
Dil argagax iyo naxdin ku reebay bulshada reer Puntland ayaa ka dhacay inta u ...
War Deg Deg Daawo Video:Amaanka Ceerigaabo Wararkii Ugu Danbeeyay Maamulka SNM Ka Hadlay,
- Aug 20, 2018

Deg Deg Daawo Video:Caare Qardho Kula Hadlay Warbaahinta”Waxaan U Dulqaadan Waayaay Dulmiga Jeegaanta’
- Aug 20, 2018
Sidii Shabakada Caalamiga ah Khaatumonews.com Idiin ku soo Gudbisay wararkii Hore Waxaa Bays Maletari  ...
War Deg Deg Ah:Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya War Culus Ku Dhawaaqay.
- Aug 20, 2018
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shaaciyay ...
War Deg Deg Ah::C/wali Gaas Soo Saaray wareegto
- Aug 20, 2018
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa wareegto uu xafiiskiisa kasoo saaray ...